Ergeyga gaarka ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan bilashada barakeysan ee Ramaadaan u diray dhamaan ummadda Soomaliyeed.
“Bisha barakeysan ee Ramadan waa bil cibaado taasi oo xoojineysa fahamka diinta islamaaka, waa xili astaanta u ah fekirka suuban Islaamka soonka oo ay malaayin Soomaali ah oo jooga gudaha iyo dibadda Soomaaliya u dabaaldagaan iyagoo isku imaanaya si ay u xoojiyaan tiirarka nabadda, cadaaladda iyo sinaanta” ayuu yiri James P. McAnulty
Waxaan uu Mar Kale yiri Ergeyga gaarka ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty ugu hambalyeeyay umadda soomaaliyeed bilowga bisha bareykeysan ee Ramadaan.