Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan ku saabsan ka faa’iideysiga kheyraadka dalka oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
kulan ku saabsan ka faa’iideysiga kheyraadka dalka oo Muqdisho lagu soo geba gabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo looga hadlayey qaabka shacabka Soomaaliyeed loogu baraarujin lahaa sidii ay uga faa’iideysan lahaayeen kheyraadka dalka oo ay kamid yihiin beeraha iyo xoolaha ayaa waxaa ka qayb_galay aqoonyahano ku taqasusay cilmiga  beeraha,xoolaha  iyo dad beeralay ah.

Waxaa kulankan soo qaban qaabiyey dalada Socensa oo ay ku mideysanyihiin jilayaasha aan dowliga aheyniyo shabakada 2013 oo ay ku bahoobeen 24 idaacadood iyadoo intii uu shirka socday khudbado ku qotoma sida wax looga soo saaran karo beeraha iyo bada ka jeediyey aqoonyahano khibrad dheeraad ah u leh arimahaasi.

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Markii uu kulanka soo gaba gaboobay ayaa waxaa sharaxaad  ka bixiyay ismaaciil Sheekh Khaliifa oo ku hadlayey afka dhinacyadii soo qaban qaabiyey isaga oo sharaxaad ka bixiyey u jeedada ay kulankaan ka lahayeen

“barnaamijkaan waxa uu ahaa barnaamij mudo aan iskala soo shaqaynaynay  anaga oo ah shabakada 2013 iyo dalada sochensa  waxaana ujeedada  aan kala laheyn ay taha sidii dadka Soomaaliyeed  loogu soo jeedin lahaa  ka faa’iideysiga kheyraadka dalkeena guud ahaan hadii ay ahaan laheyd dhinaca beeraha hadii ay ahaan lahayd dhinaca xoolaha iyo badahaba’ sidaan ka warqabno dadka Soomaaliyeed cuntada kobaad ee ay isticmaalaan  waa cuntada laga keeno dibadaha “

 

Macalin bashiir maxamuud waxa uu kamid yahay dadka beeralayda ah siduu u arkaa muhiimada shirarkaan oo kale ay u leeyihiin beeralayda iyo in la isticmaalo kheyraadka dalka yaala si looga maarmo midka dibada laga keenayo.

“waxaan u arkaa waxa uu ahaa barnaamij aad iyo aad u qurux badan dad  farabadan oo kala duwan ay ka soo qayb galeen, dhammaantoodna ay isku aragti ka ahayeen  sidii ay uga faa’iideysan lahaayeen wax soo saarkooda  dalka,dhinacyadi la soo qaaday waxa kamid ahaa in wasarada Warfaafinta ay qeybtooda ka qaadato heesaha beeraha iyo wax soo saarka dalkeena ka hadlaya ee ay heyso si bulshada loogu wacyi geliyo kheyraadka dalkeena dhex ceegaaga bad iyo bariba

 

Previous Post

Madaxweynaha oo soo xiray shir looga hadlayay dib u heshiisiinta

Next Post

Maareeyaha Hay’adda duulista hawada oo shir uga qeybgalay ITALY

Next Post
Maareeyaha Hay’adda duulista hawada oo shir uga qeybgalay ITALY

Maareeyaha Hay'adda duulista hawada oo shir uga qeybgalay ITALY

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In