Wednesday, May 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isulwasaare ku xigeenka oo dalka ku soo laabtay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
RW ku xigeenka oo kulan la qaatay gudigga kormeerka ee Maareynta Maaliyadda Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisal wasaare   ku xigeenka  xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo safar shaqo oo mudo qaatay  ugu maqnaa   dalalka Kenya iyo  Switzerland  oo uga    qayb galay shirar kala duwan  ayaa maanta dalka  dib ugu soo laabtay  isagoo si weyn  garoonka diyaaraha ay ugu soo dhaweyeen  xubno katirsan  labadda gole  ee dowladda iyo mas’uuliyiin kale.

Mudane Maxamed Cumar Carte  ayaa dalka  Kenya  kaga  qayb galay  shir looga hadlay dardargelinta  taageerada  dowladda Soomaaliya  ay ka hesho  caalamka iyo  barnaamijka New Dealka halka  magaladda Geneva dalka Switzserland  uu uga qayb galay shirka 104 aad  shaqaalaha aduunka kaas oo looga hadlayey  horumarinta  shaqaalaha  aduunka.

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo la kulantay Safiirka Qatar

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo la kulantay Safiirka Qatar

May 6, 2026
Wasiirka  Amniga XFS oo booqday xarunta Wasaaradda Amniga ee Burkina Faso

Wasiirka Amniga XFS oo booqday xarunta Wasaaradda Amniga ee Burkina Faso

May 6, 2026

Ra’iisal wasaare  ku xigeenka oo warbaahinta qaranka kula hadlay qaybta Nasashaqada  garoonka dayuurahadaha  ayaa sheegay in Soomaaliya shirkaasi ay ka dalbatay in loo ogalaado  in ay dib  u hesho xubinimada ururka  shaqalaha  aaduunka.

“Waxaana  shirkii   magaalada Nairobi kula qaatay deeq bixiyaasha  shirkaasi  oo looga  hadlayey  daradargalinta deeqda dowladda Soomaaliya  la siiyo  iyo  horumarka dalka Soomaaliya ka socda,Geneva waxaan  kaga qaybgalnay Shirka calamiga ahaa 104 aad shaqaale weynaha  aduunka , halkaasi oo an ka sheekaynay waxyabihii I noo qabsoomay”, ayuu yiri Ra’iisal wasare  ku xigeenka.

Mudan Maxamed Cumar Carte Qaalib ku xigeenka Ra’iisal wasaraha dalka ayaa sidoo kale  intii uu ku sugnaa  magalaada  Geneva waxaa uu  kulamo kale duwan la qaatay qaar kamid ah  madaxdii ka  qayb gashay shirka shaqaalaha  aduunka iyo  mas’uuliyiinta   Ururka Shaqaalaha Adduunka isagoo kale hadlay sidii Soomaaliya looga caawin lahaa sidii  shaqo abuurka oo kale.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Cadaado gaaray

Next Post

500 oo dad danyar ah oo loo qeybiyay lacag ay ku afuraan-Sawirro

Next Post
500 oo dad danyar ah oo loo qeybiyay lacag ay ku afuraan-Sawirro

500 oo dad danyar ah oo loo qeybiyay lacag ay ku afuraan-Sawirro

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo la kulantay Safiirka Qatar

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo la kulantay Safiirka Qatar

May 6, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan gaar ah la yeelatay Danjiraha Dowladda...

Wasiirka  Amniga XFS oo booqday xarunta Wasaaradda Amniga ee Burkina Faso

Wasiirka Amniga XFS oo booqday xarunta Wasaaradda Amniga ee Burkina Faso

May 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Burkina Faso, ayaa booqday Wasaaradda Amniga ee dalkaas, halkaas...

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026
0

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In