Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Qaxootiga Adduunka oo lagu qabtay South Africa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Qaxootiga Adduunka oo lagu qabtay South Africa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Loogu dabaal dagayay maalinta Qaxootiga adduunka loo iclaamiyay 20-ka Juun ayaa lagu qabtay deegaanka Venda oo hoos yimaada gobolka limpopop, waxaana soo qaban qaabiyay Heyโ€™adda Qaxootiga adduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loogu yeero UNHCR xarunteeda Gobolka Limpopo iyo xubno ka socday dowladda koofur Africa.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay xubno kala duwan oo ka socday ururrada bulshada kuwa u dooda xaquuqda Qaxootiga mamulka dowladda ee gobolkaasi iyo waliba Jaaliyadda ku nool gobolkaasi oo ay ka mid tahay Jaaliyadda Soomaalida ee ganacsiyada ugu badan ku leh deegaanaa gobolka Limpopo .

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Qaar ka mid ah xubnaha Jaaliyadda Soomaalida uga qeybgalay qudbadahii halkaasi laga jeediyay ayaa ka hadlay dhibaatooyinka Soomaalida ay kala kulmaan shacabka South Africaanka ah, gaar ahaan rabashadaha jinsi naceybka ah oo noqda kuwa aysan shacabka u kala harin xilliyada ay dhacayaan, waxaase hadalkaasi ka jawaabay oo sheegay in ay aad uga xun yihiin xubnaha dowlada South Africa uga hadlay goobtaasi.

Abdirashiid Xuuriye oo ah guddoomiyaha Jaaliyadda ee Deegaanka Vembo oo la hadlay warbaahinta Qaranka dhamaadka kulanka ayaa sheegay.

โ€œWaxaa ay aheyd munaasabad lagu dabaal dagayay maalinta Qaxootiga adduunka waxaana soo qaban qaabiyay Heyโ€™ada UNHCR iyo dowlada South Africa, waxaana ay si wadajir ah u sheegeen in ay aad uga xunyihiin dhibaatada loo geysto dadka ajaanibta ah ee ku nool South Africa.

Xuska munaasabadan ayaa ku soo beegmeysa xilli dalka koofur Africa sanadkan ay ka dhaceen weeraro isir naceyb ah oo saameen ku yeeshey nolosha kumanaan qaxooti ah, isla markaana sababay in ay dib ugu laabtaan dalalkii ay hore uga soo carareen waxaana lagu boobay boqolaal goobo ganacsi ah oo ay lahaayeen dadka ajaanibta ah.

SAM_0524 SAM_0525 SAM_0535 SAM_0601

By Cabdullaahi Maxamuud Amiin”

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Saraakiisha ciidanka X.D.S, kuna booriyay adkeynta amniga “SAWIRRO”

Next Post

Nicholas Kay oo soo dhaweeyay dhaarinta baarlamaanka Maamulka Gobollada dhexe

Next Post
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo

Nicholas Kay oo soo dhaweeyay dhaarinta baarlamaanka Maamulka Gobollada dhexe

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In