Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Qaxootiga Adduunka oo lagu qabtay South Africa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Qaxootiga Adduunka oo lagu qabtay South Africa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Loogu dabaal dagayay maalinta Qaxootiga adduunka loo iclaamiyay 20-ka Juun ayaa lagu qabtay deegaanka Venda oo hoos yimaada gobolka limpopop, waxaana soo qaban qaabiyay Hey’adda Qaxootiga adduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loogu yeero UNHCR xarunteeda Gobolka Limpopo iyo xubno ka socday dowladda koofur Africa.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay xubno kala duwan oo ka socday ururrada bulshada kuwa u dooda xaquuqda Qaxootiga mamulka dowladda ee gobolkaasi iyo waliba Jaaliyadda ku nool gobolkaasi oo ay ka mid tahay Jaaliyadda Soomaalida ee ganacsiyada ugu badan ku leh deegaanaa gobolka Limpopo .

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Qaar ka mid ah xubnaha Jaaliyadda Soomaalida uga qeybgalay qudbadahii halkaasi laga jeediyay ayaa ka hadlay dhibaatooyinka Soomaalida ay kala kulmaan shacabka South Africaanka ah, gaar ahaan rabashadaha jinsi naceybka ah oo noqda kuwa aysan shacabka u kala harin xilliyada ay dhacayaan, waxaase hadalkaasi ka jawaabay oo sheegay in ay aad uga xun yihiin xubnaha dowlada South Africa uga hadlay goobtaasi.

Abdirashiid Xuuriye oo ah guddoomiyaha Jaaliyadda ee Deegaanka Vembo oo la hadlay warbaahinta Qaranka dhamaadka kulanka ayaa sheegay.

“Waxaa ay aheyd munaasabad lagu dabaal dagayay maalinta Qaxootiga adduunka waxaana soo qaban qaabiyay Hey’ada UNHCR iyo dowlada South Africa, waxaana ay si wadajir ah u sheegeen in ay aad uga xunyihiin dhibaatada loo geysto dadka ajaanibta ah ee ku nool South Africa.

Xuska munaasabadan ayaa ku soo beegmeysa xilli dalka koofur Africa sanadkan ay ka dhaceen weeraro isir naceyb ah oo saameen ku yeeshey nolosha kumanaan qaxooti ah, isla markaana sababay in ay dib ugu laabtaan dalalkii ay hore uga soo carareen waxaana lagu boobay boqolaal goobo ganacsi ah oo ay lahaayeen dadka ajaanibta ah.

SAM_0524 SAM_0525 SAM_0535 SAM_0601

By Cabdullaahi Maxamuud Amiin”

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Saraakiisha ciidanka X.D.S, kuna booriyay adkeynta amniga “SAWIRRO”

Next Post

Nicholas Kay oo soo dhaweeyay dhaarinta baarlamaanka Maamulka Gobollada dhexe

Next Post
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo

Nicholas Kay oo soo dhaweeyay dhaarinta baarlamaanka Maamulka Gobollada dhexe

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒  𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

September 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In