Thursday, October 9, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bisha cas ee Imaaradka Carabta oo afurin ka bilowday Degmooyinka Gobolka Banaadir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
June 23, 2015
in Wararka
0
Bisha cas ee Imaaradka Carabta oo afurin ka bilowday Degmooyinka Gobolka Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo lagu guda jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa sida looga bartay Haya’adda Bisha cas ee Imaaradka Carabta waxay qaybinta raashinka afurka ka bilowday qeybo kamida degmooyinka Gobolka Banaadir, gaar ahaan degmooyinka  Hodan, Cabdulcasiis, Warta Nabadda, Wadajir , Shangaani iyo Dharkeynleey taasi oo ay ka faa’iidaysanayaan 5-kun oo Qof.

Cali-Daacad Cabdul Aadam oo wakiil ka deeqdan afurinta ee bisha cas ee Imaaradka Carabtu bixinayeen oo warbaahinta kula hadlayay degmada Warta Nabadda oo markaas ay ka socotay qaybinta raashinkan bisil ee isugu jira Afurka,Cashada iyo Saxuurta ayaa sheegay inay deeqdan afurinta ee ka timid walaalaha Imaaradka Carabta, ayna si habsami leh u gaarsiiyeen qaybo kamida degmooyinka gobolka Banaadir.

Related posts

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey heshiisyo dhowr ah

October 9, 2025
Taliyaha CB Soomaaliyeed oo guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee amniga Caasimadda

Taliyaha CB Soomaaliyeed oo guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee amniga Caasimadda

October 9, 2025

Dhaahiro Cabdi Saalim oo ah Hooyo ka mida dadka danyarta ee ku dhaqan degmada Warta Nabadda ayaa si weyn uga mahad celisay deeqdan raashinka bisil ee ay soo gaarsiiyeen haya’adda Bisha Cas ee Dowladda Imaaradka Carabta.

Haya’adda Bish Cas ee Dowladda Imaaradka Carabta ayaa marka la gaaro bisha barakaysan ee Ramadaan waxay ka bixiyaan degmooyinka Gobolka Banaadir, gar gaar iskugu jira raashin cayrin iyo mid bisil ,iyagoo ugu danbayntii ka qaybiya dharka Ciida xerooyinka ay degan yihiin dadka soo barakaycay iyo kuwa  tabaalaysan.

13 1 4 5 6 7 8 9 10 11 12

 

Previous Post

RW ku xigeenka oo kulan la yeeshay mas’uuliyiinta bahda saxaafada-Sawirro

Next Post

Maareeye: “Maktabada Wasaaradda waxey qeyb ka tahay horumarinta Warbaahinta Dalka.”

Next Post
Maareeye: “Maktabada Wasaaradda waxey qeyb ka tahay horumarinta Warbaahinta Dalka.”

Maareeye: “Maktabada Wasaaradda waxey qeyb ka tahay horumarinta Warbaahinta Dalka.”

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey heshiisyo dhowr ah

October 9, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ku saabsan...

Taliyaha CB Soomaaliyeed oo guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee amniga Caasimadda

Taliyaha CB Soomaaliyeed oo guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee amniga Caasimadda

October 9, 2025
0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee amniga Caasimadda, kaasoo ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bogaadiyey Dib ula Wareegidda Maareynta Madaxa-bannaan ee Arrimaha Xuquuqda Aadanaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bogaadiyey Dib ula Wareegidda Maareynta Madaxa-bannaan ee Arrimaha Xuquuqda Aadanaha

October 8, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey tallaabada ay Soomaaliya si buuxda dib ugula soo wareegtay hannaanka...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Wasiirka Beeraha XFS oo ka wada hadlay dardargelinta Barnaamijka Kaydinta Biyaha ee Jowhar

Guddoomiyaha SoDMA iyo Wasiirka Beeraha XFS oo ka wada hadlay dardargelinta Barnaamijka Kaydinta Biyaha ee Jowhar

October 8, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In