Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danyar deeq Afur ah loogu sameeyay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Danyar deeq Afur ah loogu sameeyay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka ayaa howlo afurin ah kawadda qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, Iyadoo degmada Cabdullcasiis howlo afurin ah xalay ugu sameysay dad danyer ah.

Cali Daacad Cabdulle oo wakiil ka ah hay’adda Bisha Cas ee  Imaaraadka Carabta yaa sheegay in 17’ka degmo ee gobolka Banadir laga wado howlo Afurin ah isla markaana loogu talagalay howshaan inay ka faa’iidaystan dadka Danyarta ah ee ku nool magaalada Muqdisho.

Related posts

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

March 9, 2026

Guddoomiyaha degmada Cabdullcasiis Cismaan Muxudiin Cali Cariif oo goobta ka hadlay ayaa u mahadceliyay Madaxda hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta isagoo ballan qaaday in cidwalba oo taageeraysa dadka danyarta ah sadaqada ay soo dhiiban sidii loo baahnaa Danyarta loo gaarsiin doono.

Hay’adda Bisha Cas  ee Imaaraadka Carabta iyo Hay’ad kale oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa muddooyinkaan waday qorshayaal lagu afurinayo dadka Danyarta ah ee ku nool magaalada muqdisho islamarkaana haysan inay iska bixiyaan adeegyada aas-aaska u ah nolosha inta lagu guda jiro Bisha Rammadaan.

Previous Post

Tartan Qu’raan Aqris ah oo lagu soo gaba-gabeeyay Kenya

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan” waa inaan ka hortagnaa in odayaasheenna horteenna lagu dilo

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan” waa inaan ka hortagnaa in odayaasheenna horteenna lagu dilo

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan" waa inaan ka hortagnaa in odayaasheenna horteenna lagu dilo

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho, waxaana ka...

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa xalay magaalada Muqdisho ku soo gunaanudday bandhigga...

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026
0

  \ Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

March 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XUkuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In