Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Talyaaniga oo Soomaaliya ugu hambalyeeeyay xuska 1 July

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Talyaaniga oo Soomaaliya ugu hambalyeeeyay xuska 1 July
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku saabsan munaasabadda 1da- Luulyo, ka heley Madaxweynaha Jamhuriyadda Talyaaniga Mudane Sergio Mattarella.

Madaxweyna Matarrella ayaa dhambaalkiisa ku yiri “Xuska sannadguurada 55-aad ee xornimada Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya awgeed, anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan shacabka Talyaaniga , ayaa waxaan kuu soo dirayaa hambalyo iyo anigoo idin rajeynaya nabadgelyo iyo xasilooni waarta oo ka dhalata Soomaaliya’’.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Waxaa kale oo uu Madaxweynaha Talyaaniga dhambaalkiisa uu ku taageeray dadaalada nabad dhisidda iyo dib u heshiisiinta ee ay horseedka ka tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay in dadaaladaasi ay xoojinayaan xiriirka taariikhiga iyo saaxiibtinimada ka dhexeysa labada dal.

(SWITZERLAND) DHANKA KALE Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamjud waxaa u dhambaal kale oo ku aaddan xuska 1-da Luulyo ka helay Madaxweynaha Xiriirka Federaalka ee dalka Switzerland Ms Simonetta Sommaruga.

Madaxweyne Simonetta waxay dhambaalkeeda ku sheegtay inay Soomaaliya u rajeyneyso horumar iyo barwaaqo, iyadoo dhanka kalena sheegtay inay rajeyneyso in xiriirka iyo iskaashiga labada dal uu sii xoogeysto mustaqbalka.

Previous Post

Madaxweynaha: “Kowda Luulyo xornimada iyo midnimada ka sokow waxay inoo tahay maalintii dib u soo kabashada”

Next Post

kulan su,aalo lagu weydiiyay wasiirka batroolka oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
kulan su,aalo lagu weydiiyay wasiirka batroolka oo Muqdisho lagu qabtay

kulan su,aalo lagu weydiiyay wasiirka batroolka oo Muqdisho lagu qabtay

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In