Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Oo Xaalada Dhinaca Nolosha Ah Ka Cabanaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Oo Xaalada Dhinaca Nolosha Ah Ka Cabanaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen ayaa waxaa la soo daristay xaalada dhanka Nolosha ah  oo aad u liidata, iyo cabsi ay ka qabaan in dhibaato ay ka soo gaarto duqeymo dhanka circka oo  kaga yimaada kooxaha mucaaradka ku ah Dowladda Yemen.

Wararka aan ka heleyno dalka Yemen ayaa sheegaya in xaalada dhanka nolosha ah ay soo food saartay qaxootiga Soomaaliyeed ee ku go’doonsan rabshadaha ka taagan Dalka Yemen, iyadoo dhibaatooyinkaasi ay ka mid yihiin in gaabsi ay noqdeen raashinka iyo biyaha oo aasaasi u ah nolosha aadanaha, waxaana la soo sheegayaa in dad gaajo darteed ay ugu geeriyoodeen dalkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Axmed Siid Axmed oo ka mid ah qaxootiga Yemen oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay dhibaatada ku heysata dalkaasi, isagoo sheegay in dhibaato aan la soo koobi Karin ay ku heysato dalka ay ku go’doonsanyihiin ee Yemen, waxaana uu tilmaamay in xaalada dhinaca nolosha ay  ku heysato oo qaarkood ay ugu geeriyoodeen gaajo, ayna ugu sii darantahay wel wel xili kasta ay ka qabaan duqeymaha ka dhacaya dalkaasi in saameyn culus ay ku yeesheen.

Axmed Siid Axmed oo sii hadlay ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliyeed iyo qof kasta oo wax heysta in uu u soo fidiyo gar gaar dhab ah oo xiligan ay u baahanyihiin.

Previous Post

Madaxweynaha Dalka Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed

Next Post

Madaxweynaha Dalka Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska

Next Post
Madaxweynaha Dalka Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska

Madaxweynaha Dalka Oo Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In