Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo noqday Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Cabdikariin Xuseen Guuleed oo noqday Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ku guuleystay oo noqday Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, kadib markii u helay codad dhan 49 cod.

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in Mudane Cabdiriin Xuseen Guueled uu helay codad dhan 49

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026

Axmed Macalin Fiqi 40 cod

Cabdikariin Xuseen Guuleed 49 cod

Xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ku guuleystay Cabdikariin Xuseen Guuleed, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha baarlamaanka ee dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Gacal Casir, iyadoo ay musharaxiintii kale ee la tartamaysay mudane Cabdikariin ugu hambalyeeyeen guusha uu gaaray.

Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa horey u soo noqday Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Xukuumadda Soomaaliya.

Musharaxiinta oo ka hadlay goobta markii ay soo gabo gabowday ku dhawaaqista najiitada ayaa sheegay inay diyaar u yihiin la shaqeynta Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug, iyagoo ku baaqay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo midnimada bulshada ku nool Gobollada Mudug iyo Galgaduud..

Sidoo kale musharaxiinta ayaa waxa ay soo jeediyeen in wada hadal lala galo Ahlusunna Waljamaaca, si looga qeyb geliyo hanaanka doorashada ee Madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa loo dhaariyay xilka Madaxtinimada ee Galmudug.

Previous Post

Tirinta codadka oo bilaabatay

Next Post

Baarlamaanka oo loo qeybiyay taariikh nololeedka xubnaha guddiyada madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Baarlamaanka oo loo qeybiyay taariikh nololeedka xubnaha guddiyada madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In