Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’ad samafal oo raashin ka qeybisay degmooyinka Balcad iyo Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Hay’ad samafal oo raashin ka qeybisay degmooyinka Balcad iyo Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’ad laga leeyahay dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta deeq raashinka ah oo loogu talaglay dadka danyarta ah ee ku nool degmooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe u qeybisay qoysas halkaasi ku nool.

Deeqda oo isugu jirta bariis, sonkor, bur iyo timir ayaa waxaa ka faa’iideystay kun iyo shan boqol oo qoys oo ku nool degmada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo uu goob joog ka ahaa Xildhibaan Qaasim oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Related posts

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐮𝐠𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐮𝐠𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚

July 16, 2026
Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda ICRC 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda ICRC 

July 16, 2026

Sidoo kale deeqdan tan la mid ah ayaa waxa ay hay’adan laga leeyahay dalka Sacuudiga u qeybisay kun iyo shan boqol oo qoys oo ku nool degmada Balcad , kuwaasi oo intii gacanta ka geysatay qeybinta raashinka uga mahadceliyay.

Agaasimaha Geeska Afrika ee Hay’adda Xamla Wadaniyad ee dalka Sacuudiga Sacad Muhanad Asuweyd oo hadal kooban goobta qeybinta raashinka ka jeediyay ayaa tilmaamay in deeqda ay tahay mid loogu talagalay qoysaska danyarta ah, ayna sii wadayaan caawinta bulshada Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Degmada Balcad Maxamuud Maxamed Axmed ayaa hay’adda uga mahadceliyay kaalmada ay la soo gaartay qoysaska danyarta ah ee ku nool degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana uu intaa ku darayin ay gaarsiiyeen dadkiii loogu talagalay, isla markaana ay ku soo beegantay xilli loo baahnaa.

Hay’adaha samafalka ee ka howlgalla dalka ayaa wixii ka dambeeyay markii ay dhalatay bisha Ramadaan waxa ay wadeen caawinta bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan qoysaska danyarta ah.

vlcsnap-2015-07-07-16h17m34s80 vlcsnap-2015-07-07-16h17m55s156 vlcsnap-2015-07-07-16h18m28s255 vlcsnap-2015-07-07-16h18m50s215 vlcsnap-2015-07-07-16h19m04s98 vlcsnap-2015-07-07-16h19m23s37 vlcsnap-2015-07-07-16h20m01s150 vlcsnap-2015-07-07-16h20m43s61 vlcsnap-2015-07-07-16h21m34s239 vlcsnap-2015-07-07-16h21m55s2 vlcsnap-2015-07-07-16h24m11s96 vlcsnap-2015-07-07-16h24m45s176 vlcsnap-2015-07-07-16h25m02s66 vlcsnap-2015-07-07-16h25m44s231 vlcsnap-2015-07-07-16h26m04s135 vlcsnap-2015-07-07-16h28m18s237 vlcsnap-2015-07-07-16h29m34s14

Previous Post

Madaxweynaha oo ka qeybgaley shirka Guddiga Amniga Qaranka

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐮𝐠𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐑𝐮𝐠𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS,...

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda ICRC 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda ICRC 

July 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In