Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlay doorka haweenka ee nabada oo Muqdisho lagu qabtay {SAWIRRI}}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlay doorka haweenka ee nabada oo Muqdisho lagu qabtay {SAWIRRI}}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay Hay,ada Haweenka ee Cogwo ayaa waxaa lagu qabtay magalaada Muqdisho waxaana ka qayb galay mas’uuliyiin ka kala tirsan ururada bulshada rayidka ah iyo sidoo kale xubno ka socday ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed ujeedka isu imaatinkaan ayaana ahaa sidii loo dar dar galin lahaa doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dhismaha nabad iyo dowlad wanaagga .

Qaar ka mid mas’uuliyiinta ka socday ururrada rayidka ah ee ka qayb galay ayaa hadalo ka jeediyay kulankaas waxaana ay isku raaceen in door muuqda ay haweenku ka qadan karaan nabada iyo dib u dhiska dalka iyagoo isku raacay in muhiim ay tahay in la sii dar dar galiyo.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

“Ujeedada kulanka maanta waa dar dargalinta kaalinta haweenka eee dowlad wanaagga iyo nabada mar walba waxaa la yiraahdaa haweenka maxay u leeeyihiin dowlad dowlad maxay uga hadlaan dib ayaan ka soo sheegi doonaa taas waxaan si sharaf ku dheehan tahay maanta uga wada hadleenaa arimaha guud ee bulshada”ayay tiri ruqiyo.

“Gabdhaha Soomaaliyeeed ee Muqdisho joogow hadaanaan anagu is tixgalin hadaanaan tan qaymaha leh qaymey leedahay dhihin hadaanaan mida sharafta leh sharafey leedahay dhihin oo midba mida kale xaasido wax noo suuraabaa malahan “ayay tiri caasho.

“Ururada bulshada ee anagu aan ka mid nahay waxaan idiin balan qaadeynaa horana waan u soo difaacnay garoowe markii la joogay hadda ka bacdina waan idinla difaaceynaa waxaa idin hortaala dhaqan iyo maah maahyaal badan oo ay ugu horeyso gambooley geed ma tagto”ayuu yiri abkow

Gudoomiye ku xigeenka ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Canab Xasan Cilmi oo gaba gabada ka hadashay kulankaas ayaa waxaa ay kula dar daarantay Haweenka Soomalaiyeed midnimo iyo iskaashi.

 “Anaga urur haween ahaan Qaran waan ku garab taaganahay waana kula shaqeyneynaa waxaana ka shaqeyneynaa shaqo kasta oo haweenka Soomaaliyeed leeyihiin”ayay tiri Canab.

1 2 3 4 5 6 7

Previous Post

Howlgal dad lagu qab qabtay oo Gaakacyo laga sameeyay

Next Post

tartan Qur’aan aqris ah oo Buuhoodle laga furay

Next Post
tartan Qur’aan aqris ah oo Buuhoodle laga furay

tartan Qur'aan aqris ah oo Buuhoodle laga furay

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In