Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kay oo cambaareeyay weerarkii xalay, ammaana u jeediyay ciidamada amniga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ah Xoghayaha guud ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii kooxaha argagixisada ah ay ku qaadeen Hoteello ku yaalla Muqdisho, kaasi oo uu ku sheegay inay sheegteen mas’uuliyadda Weerarka kooxda Al-Shabaab, ciidamaduna ku guuleysteen inay qaarajiyaan dhamaan kooxihii weerarka soo qaaday.

“Waxaan cambaareynaya weerarkii argagixiso ee  Muqdisho ka dhacay xalay, waxaana ka xumahay weerarkaasi arxan darrada ah ee lagu gumaadayo dadka rayidka ah, weerarku waxa uu dhacay xilli lagu jiray salaadda Maqrib ee Afurka oo ay dadku afurayeen” ayuu yiri Mr Kay

Related posts

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026

Danjire Kay ayaa hadalkiisa intaa ku daray “Waxaan ammaan u jeedinayaa ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo ku guuleystay inay ka hortagaan oo ay yareeyaan inay qasaare badan ka dhalato weeraradaasi argagixiso ee la doonayay in dad rayid ah lagu gumaado, Qaramada Midoobay waxa ay wadaysaa sidii ay si fir fircoon ah ugala shaqeyn lahayd, dowladda Soomaaliya si loo dhiso ciidamo xoogan oo xagga amniga ee Qaranku leeyahay iyo ilaalinta Hay’adaha dowladda”.

Ergeyga gaarka ah Xoghayaha guud ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa uga tacsiyadeeyay ehelada iyo asaabtii dadkii wax ku noqday weeraradii xalay ka dhacay Muqdisho, waxaana uu kuwa dhaawaca u rajeeyay in uu Alle caafimaad deg deg ah siiyo.

Previous Post

Barnaamijka Sahanka oo looga hadlay waxa diinta Islaamku ka qabto weerarada lala beegsanayo dadka Muslimiinta ah ee Sooman+Dhageyso

Next Post

Hay’ad samafal oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku nool Cadaado “SAWIRRO”

Next Post
Hay’ad samafal oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku nool Cadaado “SAWIRRO”

Hay’ad samafal oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku nool Cadaado “SAWIRRO”

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta ololihiisa doorashada ka sameeyay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, iyadoo ay ka...

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026: Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In