Saturday, May 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

34 Macalim oo tababar loogu soo xirey Gaalkacyo

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Macalimiinta wax dhiga dugsiyada sare ee ku yaala gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta magaalada Gaalkacyo loogu soo gabagabeeyay ilaa 34 macaliin ah, tababarkaasi oo mudo bil ah uga socday xarunta Jaamacada Gaalkacyo.
Munaasabada xiritaanka tababarkan oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin, aqoonyahano madaxda Jaaamacada Gaalkacyo ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay gudoomiye ku xigeenka Jaamacadaasi Muxiyadiin C/laahi Cabdi oo sheegay in looga baahan yahay macalimiinta tababarka qaatay in laga sidii bulshadu ay u gaarsiin lahaayeen wixi ay barteen.

“Juhdi noocaan ah marka la bixiyo waxaa loo baahan yahay mira dhalkiisa la arko meeshii laga arki lahaa waxaan rajeeynayaa iney tahay macalimiintii tababarka mudadaasi bilka ah qaadanayay in laga dareemo gobalkii deegaankii meeshii aad ka timid inaad inta kula noqatid aad wax ka badashid”, ayuu yiri Muxiyadiin.

Related posts

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026

Maxamuud Aadan Cabdile ayaa uga mahad celiyay macalimiintii tabbarka loo soo xiray sidii ay ugu dhabar adeeygeen mudadii uu socaday tabbarku.

Tababarkaan ayaa qeyb kaah tababaro dhanka macalimiinta oo ka socanaya
magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo loogu talagalay sidii loo tayayn lahaa aqoonta macalimiinta ayna bulshadu uga faa’ideeyaan.

Previous Post

Naafada ku nool Cadaado oo gurmad dalbanaya

Next Post

Gaari watay Taariko been abuur ah oo la soo qabtay

Next Post
DAAWO: Amniga magaalada Muqdisho oo la adkeeyay

Gaari watay Taariko been abuur ah oo la soo qabtay

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
0

Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In