Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo arrinta badda uga warbixiyey Jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo arrinta badda uga warbixiyey Jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay soo qabanqabisay  xarunta Warabaahinta iyo wada hadalka oo ay ka soo qeyb galeen Jaaliyadda Soomaalida ee degan Wadanka Hollnad, isla markaana warbixin looga dhagaysanayay Xeer ilaaliyha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali  Daahir ayaa ka dhacday Hotelka Mercure ee magaalada Denhaag ee Wadanka Holland.

Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa suáalo lagu waydiiyay Xeer Ilaaliyaha  guud ee Qaranka ka dib markii uu warbixin siiyay Jaaliyadda,waxaana halkaas ugu horeyn furay Agaasimaha Center For Media and Dialogue (CMD) Bile Gurxan Axmed oo Jaaliyadda ku soo dhaweyey goobta,waxuuna sheegay in CMD ay howsheeda tahay inay doodo iyo kulmo u qabato bulshada,

Related posts

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

September 7, 2026
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

September 7, 2026

“Waxaan aad ugu faraxnsnahay in CMD ay Bulshadii daganeyd Holland ay u yeerto, kadibna ay  su’áalo waydiiyaan Xeer ilaaliyaha, waayo dadku waxay aad ugu baahnaayeen in wax ka ogaadaan Dacwada Badda ee ay dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowlada Kenya” ayuu yiri Agaasimaha CMD.

Waxaa sidoo kale ka hadlay Gudoomiyah Daladda ay ku mideysanyihiin Ururada Soomaalida ee Holland  oo magacooda loo soo gaabiyo FSN  Cali Awaare oo ugu horeyn u mahad celiyay CMD, isagoo xusay in loo bahanyahay in shacabka Soomaaliyeeday u istaagaan difaacida Badda Soomaaliya.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Dr Cali Saciid Faqi  oo isna halkaas ka hadlay ayaa sheegay inay Soomaaliya xaq u leedahay inay difaacato Xaduudaheeda, loona bahanyahay in shacabkuna ay taageeraan arrimahaasi.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir ayaa su’áalihii  ay waydiiyeen Jaaaliyadda  uga jawaabay si wanaagan , waxuuna warbixin fiican uu ka dhiibay sida ay  arinta Badda Soomaaliya iyo Kenya ay ku bilaabatay iyo sida ay aaqirkii ay ku soo dhamaatay in dacwad laga gudbiyo Dowlada Kenya, isagoo  aad ugu mahad celiyay Hay’ádda CMD oo uu sheegay inay Holland si weyn ugu soo dhaweeyeen.

Xeriliyaha Guud ee Qaranka ayaa niyada u qaboojiyey dhamaan Soomaalida, gaar ahaan ku wii uu la kulamay,  isagoo sheegay in ay Dowladda Soomaaliya ku qabto arinkaan kalsooni buuxa oo ay kaga guuleysaneyso Kenya, waxaana uu hoosta ka xariiqay ay tahay tilabadan mid muhiim u ah shacabka Soomaaliyeed.

Háyda CMD waxay mar walba u taagantahay inay la shaqeyso Bulshada Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan.

DSC_4264-300x199 DSC_4223-300x199 DSC_4240-300x199 DSC_4249-300x199 DSC_4263-300x199 DSC_4264-300x199 DSC_4265-300x199 DSC_4266-300x199 DSC_4288-300x199 DSC_4290-300x199

Cabdullaahi Xuseen Taajiroow: Netherlands 

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Ciidanka Kumaandooska oo dhoolatus milateri soo bandhigay

Next Post

Ciidanka Komaandooska ee Danab oo dhoolatus ku sameeyay dugsiga Jasiira+Sawirro

Next Post
Ciidanka Komaandooska ee Danab oo dhoolatus ku sameeyay dugsiga Jasiira+Sawirro

Ciidanka Komaandooska ee Danab oo dhoolatus ku sameeyay dugsiga Jasiira+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

September 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

September 7, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Wasaaradda  Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

Wasaaradda Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air, Ballanqaadayna Tallaabooyin Sharci ah

September 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SI ADAG U CAMBAAREYNEYSA SOO NOQOSHADA BURCAD-BADDEEDKA, UNA YEERTAY ISKAASHI IYO TAAGEERO CAALAMI AH.

September 6, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In