Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa dhoolatus Milateri oo ay sameeyeen cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan ciidanka kumaandooska ee DANAB, kuwaasi dabrid ku sameeyay xerada tababarka ciidanka xoogga dalka ee deegaanka Jazeera, halkaasi oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....
























