Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo munaasabadda ciidda ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa munaasabadda curashada bisha shawaal ee ciidul fitriga ugu hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu bulshada ka codsaday in ay dhexdooda isu gar gaaraan kiisa aan waxba heysan.

“Ciid  mubaarak mubaarak, Ciid mubaarak, Ciid mubaarak, kulli caamu wa antum bil kheyr, Ciidaan iyo cideeda Allow samo nagu gaarsii, Mahad Alle ayaa leh, hana aqbalo soo jeedka habeenkii, soonka iyo salaadda, Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynayaa in ciddaan tiisa kale ay ku gaaraan horumar iyo baraare, Isla markaana ay dhexdooda isu gurmudaan oo ay is caawiyaan” ayuu yiri Prof Jawaari.

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

Guddoomiyaha baarlamaaka ayaa bulshada kula dar daarmay inay ka faa’iideystaan maalinta koowaad ee ciida oo ay sameeyaan wax u qabashada dadka tabaaleysan ee aan awoodin in carruurtoda ay ka farxiyaan.

Dhageyso Guddoomiye Jawaari

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/07/COD-JAWAARI-HABALIYADA-CIIDA-16.07.2015.mp3

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ciidul fitriga “Dhageyso”

Next Post

Kay oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga

Next Post
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo

Kay oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In