Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal kaahiye oo lagu qabtay xafladda ciida

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal kaahiye oo lagu qabtay xafladda ciida
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladaan  balaaran oo lagu weynaynayay munaasabadda ciidul fitriga, laguna qabtay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ayaa waxaa ka qayb galay Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, iyadoo ay sidoo kale ka qayb galeen saraakiisha booliska qaybahooda kala duwan.

Xafladda oo saacado badan qaadatay ayaa waxaa kaalin weyn qaatay kooxda Fanka booliska Soomaaliyeed ee Heegan, oo iyagu heeso iyo gabayo ka turjumayo kaalinta booliska ka jeediyay, kaa oo ay aad ula dhacsanaayeen intii ka qeyb gashay.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026

Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir  Axmed Cismaan Dhoore oo ka hadlay xafladda ayaa sheegay in sharaf ay u tahay degmadaas in xaruntii booliska Soomaaliya ay ku taalo.

Taliyaha Ciidanka biliiska sareeye Gaas Maxamed Sheekh xasan Xaamud oo ka hadlay arrimaha ammaanka iyo doorka booliska uga aadan xagga Nabad gelyada ayaa tilmaamay in ciidanka looga fadhiyo sidii ay u xoojin lahaayeen isdhexgalka bulshada.

Taliyaha waxa uu sidoo kale sheegay in uu socdo qorshe lagu tayeynayo ciidanka booliska, isagoo la dar daarmay saraakiisha dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye.

Previous Post

“SAWIRRO”Bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho

Next Post

DAAWO SAWIRADA-Ra’iisul wasaare Cumar oo booqday Xarunta Qaxootiga Yaman ee magaalada Qardho “SAWIRRO”

Next Post
DAAWO SAWIRADA-Ra’iisul wasaare Cumar oo booqday Xarunta Qaxootiga Yaman ee magaalada Qardho “SAWIRRO”

DAAWO SAWIRADA-Ra’iisul wasaare Cumar oo booqday Xarunta Qaxootiga Yaman ee magaalada Qardho “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In