Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigenka Wasaradda Haweenka Muumuni Sh Cumar oo Deeq Dawa ah Gaarsiisay Cisbitaalka Demada Baraawe (SAWIRRO)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigenka Wasaradda Haweenka Muumuni Sh Cumar oo Deeq Dawa ah Gaarsiisay Cisbitaalka Demada Baraawe (SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan Dawada ah oo ay bixiyeen Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Amissom ayaa maanta la gaarsiiyay Cisibitaalka Degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose Kaas oo dhawaan dib u dayactir lagu sameeyay.

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Haweenka oo uu Wehliyo Taliye Kuxigeenka Amissom ee Howlgalka Soomaliya General Kavuma Sam ayaa kormeer ku sameeyen Qeyba uu ka kooban yahay Isbitalka Baraawe, waxeyna La kulmeen Maamulka iyo dadka Deeganka.

Related posts

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

โ€œWaxan maanta u taaganaha in aan la wareegno qalabka iyadoo wada dhan sariiro kuma diino joodariyaal iyo daawoyin intaasba waan la wareegnay shacabka reer baraawe aad iyo aad ayey u faraxsan yihiin waana deeqdi maanta koobad ee loo bilaabay oo dhinaca amissom ka imaadayโ€ Sidaasina waxaa Yiri Suldaan Suufi Suldaan Xeydarย  oo kamid ah nabaddoonada Degmada Baraawe.

Taliye Kuย xigeenka Amissom ee Howlgalka Soomaliya General Kavuma Sam ayaa dhankiisa Tilmamay, ย in Degmada baraawe ay ka mid tahay Deeganadaย  ayย  ka soo yeerayan qeyla dhaan la xariirta dhanka Adeegyada caafimadka ah, Sidaasi dartey ay Amissom qorsheesay in Deeq caafimad lagaarsiiyo

Xilibaan Muumina Sh Cumar ayaa deeqda ku wareejiyasa maamulka cisbitaalka, waxayna sheegatay in ay ka jawaabayaan baahida shacabka ku nool degmada kuwaas oo dhibaatoyin dhanka caafimaadka ah ka cabanayay islamarkana cisbitaalku uu ka cabanayay xaalad Dawo yari ah.

โ€œWaan idin caawineynaa intaas iyo in kabadan waxey kaloo sameysay Musqulihii isbitaalka musqulo cusub ayey u dhistay waxey kaloo sameysay ceelka biyaha ee isbitaalka laga isticmaali lahaa intaas daโ€™daal dheer ah ayey Amissom ka geystay meeshaas anaga waan uga hambalyeeneynaa amissom waxaan lee nahay waad mahadsan tihiin intaas iyo inkabadan ayaan idinka sugeynaaโ€ Sidaasi waxaa tiri Wasiir ku xigeenka wasaaradda Haweyne Marwo Muumina Sh Cumar,ahna Mudane ka tirsan baarlamanka soomaaliya.

Cisbitaalka ayaa waxaa dhawaan dayactir key sameyay taliska ciidanka nabad ilaalinta midowga afrika ee Amissom, iyadoo dadka deegaankuna ay aad u soo dhaweeyeen.

11722184_10153160423460753_4466344750489195022_o 11722268_10153160422720753_374630607376956832_o 11729005_10153160421865753_1930827797429006652_o 11779811_10153160424310753_7147145341850555339_o (1) 11783888_10153160421245753_1179460938_o

Previous Post

Abaanduulaha ciidanka oo bogaadiyay guulaha ciidamada ay gaareen “Dhageyso”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

August 12, 2026
0

Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-bannaanida Israaโ€™iil ee Buuraleyda Golan

August 12, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโ€™aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโ€™iil ee ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In