Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AMISOM oo beenisay inay dad rayid ah ku dileen magaalada Marka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
AMISOM oo beenisay inay dad rayid ah ku dileen magaalada Marka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beeniyay warar sheegayay in ciidanka AMISOM ay dad shacab ah ku dileen magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose.

War saxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidankooda howlgal ay ka fuliyeen abaaro 8:45am ee shalay xarun ay ku tababartaan maleeshiyada Al-Shababa oo ku taala deegaanka Juujomo oo u dhow deegaanka Ceel Hindi ee gobolka Shabeelaha hoose, halkaasi oo iska hor imaad ku dhexmay argagixisada Al-Shabaab iyo ciidanka AMISOM, lagu dilay shan ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab oo uu ku jiray horjooge lagu magacaabi jiray Maxamed Daahir

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in howlgalkaasi ay ciidamada AMISOM ku furteen labo qori oo kuwa daran dooriga ah u dhaca iyo qalab loo adeegsado waxyaabaha qarxa, halka ay goobta ku gubeen maro ay calaan ahaan u wateen maleeshiyaadka Al-Shabaab.

AMISOM ayaa si cad u sheegtay in aysan waxba ka jirin eedeymaha loo jeediyay ee la xiriira in ciidamadooda ay dad rayid ah ku dileen magaalada Marka, waxaana ay intaa ku daray inay joogteenayaan howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, si dib loo soo celiyo xasiloonida iyo amniga deegaanada ay ku noolyihiin dadka rayidka ah.

Warar shalay ka soo baxay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh/Hoose  ayaa sheegay  in ciidamda Amisom ee ku sugan Marka ay dil u geysteen dad shacab ah qaar kalena ay dhaawaceen.

Previous Post

Qaban qaabada xafladda caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug oo ka socoto Cadaado

Next Post

Ciidamada dowladda ee ku sugan goolka Bakool oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab

Next Post
Deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose oo howlgallo laga sameeyay

Ciidamada dowladda ee ku sugan goolka Bakool oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In