Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Maraykanka oo kenya ka codsaday in la joojiyo tacadiyada loo gaysto dadka kunool dalkaas

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Maraykanka oo kenya ka codsaday  in la joojiyo tacadiyada loo gaysto dadka kunool  dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweeynaha dalka Mareeykanka Baraka Obama oo boqasho ku jooga dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyay dhibaatada kooxaha argagixisada ah ay ku hayaan ummadda ku dhaqan Bariga Afrika

Obama waxaa kale oo uu ballan ku qaaday in uu gacan ka siin doono dalalka Bariga Afrika ku yaal sidii loo cirib tiri lahaa argagixisada dhibaatada ku haya Bariga Afrika.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Madaxweeyne Obama ayaa kulankaasi uu la yeeshay dhiggiisa Uhuru Kenyatta waxaa uu ka dalbaday in la joojiyo tacaddiyada iyo xadgudubyada loo geeysanayo dadka ku nool gudaha dalka Kenya.

Ugu dambeeyntii Obama ayaa waxa uu sheegay in ay si wanaagsan dadku ay u heli doonaan garsoor dhab ah oo aan eex lahayn,waxaa kale oo Xukuumadda Kenya iyo Shacabkeedaba uu ku guubaabiyay in meel la iska dhigo waxa uu ugu yeeray Shisheeye nacaybka,sida midda ka jirta dalka Koofurta Afrika oo dad badan oo ajnabi ah lagu dilay sannooyinkii inasoo dhaafay.

Previous Post

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Cabdullaahi Xuseen Maxamuud (Bantu)

Next Post

Wasiirka Amniga oo ka Dalbaday Barlamaanka in ay meel Mariyaan Sharciga La Dagaallanka Argagixisada

Next Post
Wasiirka Amniga oo ka Dalbaday Barlamaanka in ay meel Mariyaan Sharciga La Dagaallanka Argagixisada

Wasiirka Amniga oo ka Dalbaday Barlamaanka in ay meel Mariyaan Sharciga La Dagaallanka Argagixisada

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In