Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Madaxa bananaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo hogaan doortay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa maanta guddoomiye u doortay Khaliif Cabdikariin kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.

Doorashadaan oo ahayd mid gacan taag ayaa xubnaha guddiga waxa ay gudoomiye u doorteen Khaliif Cabdikariin Maxamed, halka ku-xigeen ay u doorteen Muuse Waxgarad Cabdullaahi waxaana xoghaye ay u doorteen Liibaan Cali Sahal, iyadoo munaasabadda ay goob joog ka ahaayeen Wasiir ku-xigeeenka Wasaradda arrimaha gudaha, Xoghayaha joogta Wasaradda iyo xubno ka socaday ururaddaย  bulshadda raydka.

Related posts

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026

Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Khaliif Cabdikariin Maxamed ayaa sheegay in guddiga ay qaban doonaan howlo dadka Soomaalidda danahooda ka tarjumaya, isla markaana saldhiga ay u yahay datuurka dalka u yaala.

Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Federaalka Dr Cismaaciil Jimaale ayaa sidoo kale hadlay wadooyinkii loo maray dhismaha guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka, isla markaana sharaxay doorkii ay Wasaaraddu arrintaasi ka geysatay.

Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xaaji Cali Sheekh Maxamed ayaa kula dar daarmay inay ka shaqeyaan howlaha loo idmaday, isla markaana ay si daacadnimo ku jirto u gutaan howsha adag ee ay Ummadda Soomaaliyeed uga wakiilka ka yihiin.

Guddiga madaxa banan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa horey u soo dhistay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka waxaan meel mariyey barlaamanka Soomaaliya oo asixiyey gudiga oo ka koobana sagaal xubnood.

Previous Post

Madaxweynaha: ”Argagixisada waan ka adkaaneynaa, mana lahan awood ay shacabka la-haysteyaal uga dhigaan”

Next Post

Ergeyga QM Kay oo cambaareeyay weerarkii argagaxiso ee lagu qaaday Hoteelka Jazeera

Next Post
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo

Ergeyga QM Kay oo cambaareeyay weerarkii argagaxiso ee lagu qaaday Hoteelka Jazeera

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต๐— ๐˜‚๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐˜„๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hayโ€™adda Awqaafta...

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka...

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ค๐ฎ ๐ข๐ฆ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In