Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Isku aadka Horyaalka Wiilasha kubadda gacanta  oo la soo saaray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Isku aadka Horyaalka Wiilasha kubadda gacanta  oo la soo saaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad si heersare loo soo agaasimay  ayaa  ka dhcaday  xarunta  xiriirka Soomaaliyeed kubadda Gacanta, iyodoo goobjoog ay ahaayeen mas’uuliyiinta xiriirkaas iyo madaxda naadiyada.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

Ujeedada munaasabada ayaa ahayd sameynta qori tuurka  horyaalka kubbdda gacanta Soomaaliyeed ee Wiilasha, waxaana  qori tuurka loo sameeyay kooxaha kubadda gacanta Wiilasha oo kala ah,  Dekeddaha, Heegan, I.L.S, Horseed,  Nationlink, Gaadiidka iyo Feero.

Marki  uu qori tuurka soo idladay waxaa halkaas ka hadlay xoghayaha xiriirkaSoomaaliyeed ee kubada Gacanta Nuur Maye Cismaan. Waxaana uu sheegay  qori tuurka uu u dhacay qaab wanaagsan oo ay kooxaha ku qanceen,waxuuna kooxaha kula dardaarmay in ay ilaliyaan xeerka tartankan, ayna soo bandhigaan cayaaro wanaagsan oo ay ku qancaan bahda jeccel kubadda gacanta.

Horyaalka oo ay difaacanayso kooxda Heegan waxaa furmi doonaa 7 Agoosto 2015. oo ku beegan maalinimo Jimco ah, waxaana lagu daah fur doonaa Kooxaha Horseed iyo Nation link.

Heegan   iyo Dekeddaha oo ka mid ah kooxaha loolanka horyaalka uu ka dhaxeeyo ayaa cayaari doona kulankan labaad ee horyaalka oo ku beegan 10-ka Agoosto.

Halkan ka aqrsio isku aadka wareega hore ee horyaalka.

No   Maalinta Taariikhda Saacada Garoonka
1 Nationlink Horseed Jimco 07/8/2015 3:30 Wiish STD
2 Dekedda vs Heegan isniin 10/08/2015 3:30 Wiish STD
3 Feero vs I.L.S talaado 11/08/2015 3:30 Wiish STD
4 Gaadiidka vs Nationlink Khamiiis 12/08/2015 3:30 Wiish STD
5 Horseedvs Dekedda Jimco 13/08/2015 3:30 Wiish STD
6 I.L.S vs Heegan Isniin 15/08/2015 3:30 Wiish STD
7 Nationlink vs Feero Talaado 16/08/2015 3:30 Wiish STD
8 Gaadiidka vs Horseed Khamiis 18/08/2015 3:30 Wiish STD
9 Dekeddaha vs I.L.S Jimco 19/08/2015 3:30 Wiish STD
10 Feero vs Gaadiidka Isniin 21/08/2015 3:30 Wiish STD
11 Nationlin vs Heegan Talaado 22/08/2015 3:30 Wiish STD
12 I.L.Svs Horseed Khamiis 24/08/2015 3:30 Wiish STD
13 Feero vs  Dekaddaha Jimco 25/08/2015 3:30 Wiish STD
14 Heegan vs Gaadiidka Isniin 28/08/2015 3:30 Wiish STD
15 Nationlink vs I.L.S Talaado 29/08/2015 3:30 Wiish STD
16 Heegan vs Horseed Khamiis 31/08/2015 3:30 Wiish STD
17 Heegan vs Feero Jimco 01/09/2015 3:30 Wiish STD
18 I.L.S vs Gaadidka Isniin 04/09/2015 3:30 Wiish STD
19 Dekeddada  vs  Nationlink Talaado 05/09/2015 3:30 Wiish STD
20 Horseed vs Feero Khamiis 07/09/2015 3:30 Wiish STD
21 Gaadiidka vs Heegan Jimco 08/09/2015 3:30 Wiish STD

IMG_7461 IMG_7470 IMG_7471 IMG_7490 IMG_7498 IMG_7500 IMG_7505 IMG_7509 IMG_7514 IMG_7521 IMG_7524 IMG_7530 IMG_7536

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Email: [email protected]

Previous Post

DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Xasan oo si rasimi ah u furay shirka arrimaha Soomaaliya

Next Post

Guddoomiyaha guddiga samata bixinta qaxootiga Yemen oo garoowe lagu soo dhaweeyay

Next Post
Guddoomiyaha guddiga samata bixinta qaxootiga Yemen oo garoowe lagu soo dhaweeyay

Guddoomiyaha guddiga samata bixinta qaxootiga Yemen oo garoowe lagu soo dhaweeyay

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In