Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dr Xabeeb oo codsaday in la siiyo dhul uu ka dhigto goob dadka dhimirka la’ lagu daweeyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dr Xabeeb oo codsaday in la siiyo dhul uu ka dhigto goob dadka dhimirka la’ lagu daweeyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdiraxmaan Xasan Cawaale Dr Xabeeb oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xusay inay soo kordhayaan bukaanada la xanuunsanaya dhimirka, kuwaasi oo uu ku sheegay inay u badanyihiin dhallinyaro ka hooseyso da’dooda 20 sano jir, ayna muhiimtahay in dowladda ay u istaagto sidii dadkaasi loogu heli lahaa goobo lagu daryeello

Mahad Cumar oo ka mid ah dhalinta ku dhaqan dalka Finland isla markaana Muqdisho u yimid sidii uu ugu kuur geli lahaa xarumaha uu Dr Xabeeb dadka ku daweeyo, ayaa hoosta ka xariiqay inay gacan ka geysan doonaan sidii Dr Xabeeb looga taageeri lahaa in uu helo goobo ka weyn meelaha uu iminka bukaanada ku qaabilo, si ay u helaan adeegyo dhameystiran.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026

Cabdiraxmaan Xasan Cawaale Dr Xabeeb ayaa codsaday in dowladdu ay siiso dhul weyn oo ay ka dhigtaan xarun dadka dhimirka la’ lagu dabiibayo, maadaama uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya kal hore soo jeediyay in dhakhtarka uu mudanyahay in la siiyo dhul uu ka dhigto meel dadka lagu daweeyo.

Dr Xabeeb ayaa xarumo caafimaad oo dadka qaba xanuunada dhimirka lagu daweeyo ku leh Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada dalka, isagoo dhawaan xarun ka furmtay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ka mid ah goobaha caafimaadka ee lagu daweeyo bukaano badan.

Previous Post

Baarlamaanka oo ka doodaya hindise sharciyeedka Isgaarsiinta dalka

Next Post

Guddoomiye Muungaab oo shacabka ka codsaday la shaqeynta laamaha amniga

Next Post
Muungaab oo ka qeybgalay munaasabad xalay lagu qabtay degmada Hodan

Guddoomiye Muungaab oo shacabka ka codsaday la shaqeynta laamaha amniga

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In