Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubbaland oo lagu soo dhaweeyey Doolow “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubbaland oo lagu soo dhaweeyey Doolow “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Shacabka oo sitay boorar ayaa wafdiga waxa ay ku soo dhaweeyeen garoonka degmada Doolow ee gobolka Gedo ayada oo ay horkacayeen Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka KMG ah ee Jubbaland mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha iyo amniga ee Maamulkaasi Mudane Cabdirashiid Cabdisalaan Janan iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026

Soo dhaweynta kadib ayaa waxaa saxaafada lahadley Axmed Maxamed Islaam oo uga mahadceliyey soo dhaweynta dadweynaha ay u sameeyeen iyo sida uu ugu faraxsanyahay booqashada uu ku tegay Degmada Doolow.

“Waxaan aad uga mahadcelinayaa soo dhaweynta, waxaana dareemayaa dadka shucuumtooda iyo farxada kamuuqata, waan idiin imaaney, waana idinla joogi doonaa, halkana waxaan u imaaney wadatashi iyo sidii horey loogu sii socon lahaa ee halkaan joogno aan uga sii ambaqaadi laheyn” ayuu yiri Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubbaland.

Waa markii ugu horeysey ee uu Axmed Madoobe booqasho ku tego degmada Doolow.

IMG_7859 IMG_7859 IMG_7861 IMG_7865 IMG_7870 IMG_7871 IMG_7872 IMG_7873 IMG_7877 IMG_7893 IMG_7895 IMG_7896 IMG_7859 IMG_7860 IMG_7861 IMG_7900 IMG_7901 IMG_7904 IMG_7905 IMG_7912 IMG_7915 IMG_7916 IMG_7919 IMG_7924 IMG_7925 IMG_7927 IMG_7932 IMG_7940 IMG_7967 IMG_7972 IMG_7975 IMG_7976 IMG_7977IMG_7860 IMG_7861 IMG_7862 IMG_7864 IMG_7865 IMG_7866 IMG_7870 IMG_7871 IMG_7872 IMG_7873 IMG_7877 IMG_7893 IMG_7895 IMG_7896 IMG_7897 IMG_7898 IMG_7900 IMG_7901 IMG_7904 IMG_7905 IMG_7911 IMG_7912 IMG_7915 IMG_7916 IMG_7919 IMG_7921 IMG_7924 IMG_7925 IMG_7927 IMG_7932 IMG_7940 IMG_7967 IMG_7972 IMG_7975 IMG_7976 IMG_7977

Previous Post

Maxaa is bedelay booqashadii 1aad ee Erdogan kadib? “Sawirro”

Next Post

DAAWO SAWIRRADA:Kulamo xiiso leh oo galabta ka dhacday garoonka kubadda cagta ee benaadir Stadium

Next Post
DAAWO SAWIRRADA:Kulamo xiiso leh oo galabta ka dhacday garoonka kubadda cagta ee benaadir Stadium

DAAWO SAWIRRADA:Kulamo xiiso leh oo galabta ka dhacday garoonka kubadda cagta ee benaadir Stadium

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In