Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 20 qof oo maanta ku dhimatay shil tareen oo ka dhacay dalka India

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
In ka badan 20 qof  oo  maanta ku dhimatay shil tareen oo ka dhacay dalka India
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

INDIA (Radio Muqdisho) Shilkan ayaa ka dhashay markii ay isku dhaceen labo Train oo rakaab ah gobolka Madhya Pradesh ee dalka India,kaddib markii ay ka baxeen waddada, sababo la xiriira Roobab xoog leh oo  muddo 7 saacadood  ah ka da’ayay gobolkaasi.

24 qof ayaa ku dhimatay   shilka, waxaana ku dhaawacmay 25, halka 300 oo kalena la badbaadiyay, sida  lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda dalka India.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Burburka labada train ayaa dhacay xilli ay isku baasayeen  buundo dul marta Wabiga Swollen Majaak  meel u dhow magaalada Harda oo qiyaastii 950 km u jirta Caasimadda Delhi.

Afhayeenka  qadadka tareenada Anil Seksena oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in daadad waaweyn oo ka dhashay Roobab mahiigaan ah ay sababeen inuu buux-dhaafo wabigu, isla markaana ay istaagaan gaadiidka dadweynuhu.

Wasiirka Tareenada India Suresh Prabhu ayaa boggiisa twinter-ka ku qoray inuu Ammray baaritaan dheeraad ah oo ku saabsan shilka, isla markaana uu maanta warbixin cad horgeyn doono Baarlamaanka  dalkaasi.

Ugu dambeyna  Ra’iisal Wasaaraha India Narendra Modi  ayaa sheegay inuu ka xunyahay dhibaatadii ka dhalatay burburka train-nada, isla Markaana tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay shilkaasi.

Source: BBCNEWS

by: Dahir Farah Fidow

Previous Post

Saameynta  Xagjirnimada bulshada Dhageyso

Next Post

Dowladda Koofur Sudaan Oo Ammaantay Doorka Ganacsatada Soomaaliyeed ay Ka Qateen Dhaqaalaha Dalkaas

Next Post
Dowladda Koofur Sudaan Oo Ammaantay Doorka Ganacsatada Soomaaliyeed ay Ka Qateen Dhaqaalaha Dalkaas

Dowladda Koofur Sudaan Oo Ammaantay Doorka Ganacsatada Soomaaliyeed ay Ka Qateen Dhaqaalaha Dalkaas

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In