Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiisay xabsiga dhexe ee Xamar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta adeeg dawo ah gaarsiisay maxabiista ku jira xabsiga dhexe ee Xamar, taasi oo Wasaaradda uu ka gudoomay Taliyaha ciidanka Asluubta .

Wasiirka Cafimaadka Drs Xaawo Xasan Maxamed oo ay wahliyaan masโ€™uuiyiin ka tirsan Wasaarada iyo sarkiisha ciidanka asluubta waxa ay kormeereen qeybo ka mid ah xabsiga dhexe ee Xamar, kuwaasi oo u jeedka kormeekoodu ahaa u kuur gelidda xaaladda caafimaad ee maxaabiista xabsiga ku xiran, waxayna warbixin ka dhageysatay saraakiisha oo ka hadlay xaaladaha ay ku suganyihiin maxaabiista xabsiga ku xiran iyo in uu jiro fasal maxaabiista daruus kala duwan loogu dhigo.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š  ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

March 10, 2026
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorkaย 

March 10, 2026

Taliyaha ciidanka Asluuubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo Waraabhinta Qaranka la hadley ayaa sheegay in taliska ciidanka Asluubta uu wada dadaalo ku aadan in la hirgaliyo isbitaal ay leeyihiin ciidanka iyo maxaabista ku xiran xabsiga dhexe isgoo uga mahaddceliyay Wasiirka Caafimaadka sida ay u soo gaarsiisay maanta deeqda daawada ah.

โ€œWaxaa ay nookeeyntay Wasiirka Cafimaadka Dr Xaawo deeqa dawo ah oo nuucyo kale duwen ay ku jirto aad ayaan ugu mahdceliyaa kormeerka ay maanta nugu timid iyo sida ay mar waliba nooga warheyso, aad ayna noo dhiirigelinaysaa arrintaasi, Taliska ciidanka asluubta waxa uu qorsheysan in uu hirgeliyo isbitaal ay le yihiin ciidanka iyo maxaabista, waxaana laga dhisaa gudaha cisbtaalka xooga dalka, waxaana ugu mahadcelinayaa taliyaha ciidanka xoogga dalka sida noogu deeqay dhul weyn oo aan ka dhisano cisbtaalโ€ ayuu yiri Sareeyo Gaas Bashiir Goobe.

Drs Xaawo Xasan Maxamed Wasiirka Cafimaadka ee Xukumada soomaaliya oo kormeerka kadiba la hadshey Warabaahinta Qaranka ayaa sheegtay in taliska ciidanka asluubta ay ka tageereyso sidii loo hirgelin lahaa isbitaal ay le yihiin cidanka asluubta si adeegyo cafimaada loogu qabto maxaabista ku jirta Xabsiga Dhexe.

โ€œMarkaa aan imaanay Xabsiga dhexe isma aaan dhihin arrimahaan ayaad ku argeysaa xabsiga isla maarkaan xasbisga ayaa wax lagu baraa maxaabista, waxaan balan qadayaa in taliska ciidanka asluubta in aan ka taageero hirgelinta isbitaalka iyo qalabeyntiisa, waxaan u mahadcelinayaa taliyaha Asluubta sida uu maanta noogu soo dhaweyayย  xabsiga dhexe iyo sida uu uga shaqeynayo horamrinta xabsiga dhexe ee Xamarโ€l. ayay tiri Drs Xaawo.

Wasaaradda Cafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dadaalo xoogan ugu jirto sidii loo horumarin lahaa Cafimaadka dalka, iydoo deeq sidaan oo kale ay horey u gaarsiiyeen qaar ka mid ah isbitaallada magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka.

Previous Post

Madaxweynaha: โ€œIn Shacabkeena uu horumarka ku tartamo waa biseyl la gaarey oo lagu faani karoโ€™โ€™ SAWIRRO

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š  ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorkaย 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In