Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada rayidka oo dib u dhac ku tilmaantay Mowshinka laga keenay Madaxweynaha.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Bulshada rayidka oo dib u dhac ku tilmaantay Mowshinka laga keenay Madaxweynaha.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kaddib markii ay soo ifbaxeen wararka sheegaya in mudanayaal ka tirsan baarlamanka ay mowshin  ka keeneen madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa arrintaasi waxaa walaac ka muujiyay qeybaha bulshada rayidka ah oo tallaabo dib u dhac ah ku tilmaamay mowshinkaasi.

Qaar ka mid ah qeybaha bulshada rayidka ah ee ku sugan Muqdisho oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa muujiyay sida ay uga xunyihiin mowshinka la sheegay in laga keenay madaxweynaha Jamhuuriyadda, waxeyna meesha ka saareen in xilligaan an loo baahneyn khilaaf cusub oo ragaadiya habsami u socodka howlaha dowladda.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah culumaa’uddiinka ugu caansan dalkeenna islamarkaana ah afhayeenka hey’adda culimada Soomaaliyeed ayaa mudanayaasha baarlamanka ka dalbaday iney joojiyaan mowshin keeni kara khilaaf iyo dib u dhac, isagoo xusay in muddadii dowladda ay ka harsantahay muddo kooban.

Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa mowshinkaasi ku tilmantay mid aan ku habbooneyn xilligan, waxeyna ka digtay khilaaf xilligan hareeya hey’adaha dowladda.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/08/Sheekh-Nuur-iyo-Jawaahir.mp3

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo maanta furay dib u dhiska masjidka Arbaco-rukun

Next Post
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo maanta furay dib u dhiska masjidka Arbaco-rukun

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo maanta furay dib u dhiska masjidka Arbaco-rukun

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In