Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dar dargelinta hufnaanta Maamulka Maaliyadda oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ayaa shir gudoominayay kulan looga hadlayay horumarka Dowladda ay ka sameysay hufnaanta Maamulka Maaliyada.

Kulankaan oo laga hadalyey horumarka laga sameeyey hufnanta maamulka maaliyadda Soomaaliya iyo qaabka ay u shaqeyaan  hay’addaha Maaliyadda ayaa  waxaa isku yimid guddi  dowladda Soomaaliya u xilsaaray la socodka  mamulka maaliyadda kaasi  ka kooban xubno kala socday Wasaaradda Maaliyadda,  Xisaabiyaha  guud Qaranka, xafiisyada Ra’iisal wasaraha,   barlamaanka iyo  ururadda  bulshadda  rayidka,

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Kulanka  oo uu shir guddoominayey  ku xigeenka  Ra’iisal wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Madane Maxamed Cumar Carte  ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka  Maaliyadda , Wasiirka  Qorshaynta  iyo iskaashiga iyo Guddomiyaha Bandhiga Dhexe waxaana looga dooday hufnaanta maamulka maaliyadda ay dowladdu ka samaysay sidii loo dar-dar galin lahaa .

Wasiirka maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aaden  Ibraahim Fergeeti oo kulankaasi markii uu soo idlaaday la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa  tilmaamay in kulankan uu yahay mid muhiim ah, isla markaana la’isku dhaafsaday figrado ku aadan xoojinta  maamulka  Maaliyadda Soomaaliya.

“Kulanka waxaa aad looga dooday horumarka ay dowladdu ka samaysay hufnanta maamulka Maaliyadda Soomaaliya oo maanta runtii soo gaaray meel wanaagsan, iyo sidii loo la jaanqaadi kara hananka maamul ee calamka, dowladda  sidaa ogtihiin  waxay ku guulaysatay inay hirgeliso  system lagu maareeyo maaliyadda dowladda”.ayuu yiri Wasiir Fergeeti

Previous Post

Dowladda Sweden oo $4 Milyan doolar ugu deeqday dib-u-dhiska Wasaaradaha Maaliyadda iyo Caafimaadka  “SAWIRRO”

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In