Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu xiray Dalka Angola “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu xiray Dalka Angola “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku dhowaad 100 qof oo Soomaali ah oo ku nool dalka Angola ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga u taxaabeen ciidanka dalkaasi ka dib markii sida la sheegay lagu eedeeyay in ay si sharci daro ah ugu ganacsanayeen dalkaasi, taasi oo walaac ay ka muujiyeen Soomaalida joogta dalkaasi oo ku shaqooyin kale duwan oo ganacsiga ugu badan ay ka qabtaan.

Related posts

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026

Afhayeenka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Angola Maxamed Deeq Dhiblaawe oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in cabsi weyn ay soo food saartay Soomaalida joogta dalkaasi kaddib markii sida uu tilmaamay la xiray muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku ganacsanayay dalkaasi.

Wadanka Angoola ayaa kamid ah dalalka Qaarada Africa ee dadka Somaalida ay ganacsiga u aadaan waxaana xusid mudan muwaadiniinta Soomaaliyeed kaalin mugleh ay ku leeyihiin Qaaradani Africa dhinaca kalena ay hareera socdaan dhibaatooyin loo geysto oo u baahan in Dowladda Soomaaliya ay ku dadaasho sidii loo xakameyn lahaa.

Halkani Ka Dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/08/Mah.ed-Deeq-Dhiblawe-Af-hayen-jaliAngola-2.mp3

Previous Post

Gaalkacyo Oo Lagu Qabtay Tababar Ku Saabsan Maamul Wanaaga “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Qeyb Galay Kalan Looga Hadlay Waxqabadka Maamulka Puntland “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Qeyb Galay Kalan Looga Hadlay Waxqabadka Maamulka Puntland “Sawirro”

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Qeyb Galay Kalan Looga Hadlay Waxqabadka Maamulka Puntland "Sawirro"

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In