Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Qeyb Galay Kalan Looga Hadlay Waxqabadka Maamulka Puntland “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Qeyb Galay Kalan Looga Hadlay Waxqabadka Maamulka Puntland “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Shalay oo ay taariikhdu eheyd 20-8-2015 magaalada Gaalkacyo kaga qeyb-galay Madal aqooneed looga hadlayey arrimaha la xisaabtanka iyo Hufnaanta.

Kulanka oo uu soo qaban qaabiyey Machadka Cilmi Baarista iyo Daraasaadka Siyaasadda Hayaan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Wasiiro, Xildhibaano, Waxgarad, Haween , Dhalinyaro iyo masuuliyiin kale.

Related posts

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey waxqabadka xukuumadiisa iyo fulinta balanqaadyadii uu sameeyey .

Dadweynihii ka qeyb-galay Kulanka ayaa dhankooda Madaxweynaha Puntland waxaa ay weydiiyeen su’aalo la xiriira waxa uga qabsoomay balanqaadkiisa iyo talo soo jeedin , dhammaan su’aalihii la weydiiyeyna Dr Gaas  si saraaxad leh ayuu kaga jawaabay.

Madaxweynha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa Markiii uu soo dhammaaday Madal aqooneedkii looga hadlayey arrimaha la xisaabtanka iyo Hufnaanta ee uu ka qeyb-galay booqday hoyga uu magaalada Gaalkacyo ka dagen yahay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle.

-DHAMMAAD-

IMG_0380 IMG_0382 IMG_0390 IMG_0391 IMG_0393 IMG_0395 IMG_0396 IMG_0405 IMG_0406 IMG_0409 IMG_0419 IMG_0421 IMG_0427 IMG_0428 IMG_0432 IMG_0434 IMG_0436 IMG_0438 IMG_0447 IMG_0476 IMG_0496 IMG_0498 IMG_0510 IMG_0524 IMG_0541 IMG_0549 IMG_0559 IMG_0571 IMG_0577 IMG_0579 IMG_0584 IMG_0592 IMG_0593 IMG_0598 IMG_0601 IMG_0613 IMG_0644 IMG_0664

Previous Post

Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu xiray Dalka Angola “Dhageyso”

Next Post

Ogeysiis Ku Socda Ganacsatada iyo Shirkadaha Badeecooyinka Dalka Keena

Next Post
Ogeysiis:jago shaqo ka banaan golaha shacabka Soomaaliyeed

Ogeysiis Ku Socda Ganacsatada iyo Shirkadaha Badeecooyinka Dalka Keena

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In