Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad lagu taageerayay Galmudug oo lagu qabtay Mareykanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xaflad lagu taageerayay Galmudug oo lagu qabtay Mareykanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu taageerayay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio ee dalka Marykanka.

Munaasabadda waxaa ka qeybglay qeybaha kala duwan ee bulshada, iyada oo mudadi xafladu socotay dadkii ka hadlay ay diirada saareen ahmiyadda Maamulkani u leeyahay shacabka degan gobolada dhexe ee dalka iyo in loo bahanayahay in la dhayo eedamaha jira si midnim loo raadiyo.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026

Qeybaha bulshada ayaa ka codsaday maamulka Ahlusuna ina ka qeyb qaadan dadaalada lagu doonayo in ay qeyb ka noqdaaan maamulka Galmudug, loona baahanyahay in laga gudbo marxaladihii maamul la’aaneed ee la soo maray.

Madaxda Galmudug gaar ahaan Madaxweynaha Galmudug ayaa loogu baaqay in ay la yimaadaan fur furnaan iyo dabacsanan, ayna xoojiyaan dadaalada ku aadan sidii maamulka looga wada qeyb gelin lahaa dhamaan bulshada wax tabaneysa.

Aqoonyahan badan ayaa ka sheekeeyay taariikhda goboladaas iyo sida ay kalin muuqata uga so ceiyaareen radintii Soomaaliweyn iyo in xiligan ay la mid tahay xiligii midnimo iyo qaranimo la raadin laha.

Mudadi ay socoty ayaa la soo bandhigay Madadaalo aad u kala gadisan, sida Cayaaraha dhaqanka, Heeso, Gabayo, Guuroow iyo Wilisiqo, waxayna ahayd xaflad aad ula dhaceen dadkii ka qeyb galay.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 54 55 56 57 58 59 60 61 62 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75

 

Deeqo SONNA

Previous Post

Madaxwaynaha Galmudug oo ku soo laabtay Cadaado “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir Diini: “Dib-u-dhiska Ciidanka Qaranka uma hakanayo falalka Argagixisada”

Next Post
Wasiir Diini: “Dib-u-dhiska Ciidanka Qaranka uma hakanayo falalka Argagixisada”

Wasiir Diini: "Dib-u-dhiska Ciidanka Qaranka uma hakanayo falalka Argagixisada"

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo...

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In