Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muqdisho Oo Lagu Soo Bandhigay Buug Ka Hadlayo Garsoorka Iyo Islaamka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Muqdisho Oo Lagu Soo Bandhigay Buug Ka Hadlayo Garsoorka Iyo Islaamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad  ay ka qeybgaleen xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir wasiirkii hore ee Garsoorka ahna mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir, xubno ka socday Garsoorka dalka, aqooyahano ayaa qoraa ka soo jeeda dalka Jibuuti, waxa uu ku soo bandhigay buug uu ciwaan uga dhigay Garsoorka iyo Islaamka.

Qoraaga oo lagu magacaabo Xuseen Cabdulaahi Rayaale aya dadkii ka qeybgalay munaasabada  iyo culumada iyo quburada qorista Afka  Soomaaliga ayaa ugu baaqay in ay  qiimeeyaan buuga talada ugu dembaysana uu qaadan doono qoraaga.

Related posts

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026

Xeer ilaaliyaha Qaranka mudane Axmed Cali Daahir ayaa isna sheegay in buugaan ereyada ku qoran ay yihiin kuwo xambaarsan macno badan kuwaaasi oo ku aadan dhanka Garsoorka.

Wasiirkii  hore ee Garsoorka Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa hadal uu ka jeeday munaasabada waxa uu badankeeda uu uga hadlay garsoorka dalka halka uu marayo.

Bugaan uu qoray qoraakan u dhashay dalka Jibuuti ayaa nuqulo ka mid ah waxa la geyn doonaa xaruumaha ay ku shaqeeyaan garsoorayaasha Soomaaliyeed si ay ugu faa’iideystaan.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Waxqabadka Baarlamaanka Dalka “VIDEO+Sawirro”

Next Post
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Waxqabadka Baarlamaanka Dalka “VIDEO+Sawirro”

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Waxqabadka Baarlamaanka Dalka "VIDEO+Sawirro"

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

February 23, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si rasmi...

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

February 23, 2026
0

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In