Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda SIMAD oo maanta kun arday oo cusub soo dhaweysay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda SIMAD oo maanta kun arday oo cusub soo dhaweysay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaamacadda SIMAD ayaa maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameysay kun arday oo cusub oo jaamacadda ku soo biirtay sanadkaan, kuwaas oo baran doona takhasusyo kala duwan.

Munaasabad lagu qabtay xarunta weyn ee jaamacadda ee magaalada Muqdisho, waxaa ka soo qeyb galeen macallimiin, waaliddiin, arday iyo marti kale.

Related posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026

“ Muddo dheer ayaan ku hamminayay inaan jaamacad billaabo, maanta ayay ii suurta gashay, waxaan aad ugu faraxasanahay inaan kusoo biiro jaamacadda SIMAD anigoo weliba ka soo baxay dugsi sare, waxaana u doortay waxaan ku qancay kuliyadaha jaamacadan laga dhigo” ayay tiri Fardowsa Maxamed Ciise oo ka mid ahayd ardayda jaamacaddu qaadatay sanadkaan.

Jaamacadda SIMAD waxay bixisaa sagaal kulliyad oo ka kooban 21 takhasus, kuwaas oo ay ardaydu baran karaan, waxaa sii dheer waxbarashada shahaaddada labaad(Master Degree) oo leh takhasusaad kale.

Gudoomiyaha Jaamacadda SIMAD Daahir Xasan Cabdi ayaa yiri “Aad ayaan ugu faraxsan ahay inaad soo doorateen inaad ka mid noqotaan ardayda jaamacaddda SIMAD, soo dhowaaada jaamacada waa jaamacadiina, maanta laga bilaabana waxaad ka mid noqoteen ardayda jaamacadda’’

Jaamacadda SIMAD oo la aasaasay 1999kii, waxay ardayda qaadataa laba jeer sanadkii, ayadoo iminka ay dhigtaan kudhawaad afar kun oo arday.

IMG_4737 IMG_4740 IMG_4754 IMG_4882 IMG_4907 IMG_4925 IMG_5026 IMG_5038 IMG_5040 IMG_5057 IMG_5113

Previous Post

GAARISA: Ciidanka ammaanka oo hub gacanta ku dhigay

Next Post

Guddoonka baarlamaanka oo la kulmay qaar ka mid ah ururrada siyaasadeed ee dalka

Next Post
DEG DEG-Go’aan ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee doorashada 2016-ka

Guddoonka baarlamaanka oo la kulmay qaar ka mid ah ururrada siyaasadeed ee dalka

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay si muuqata...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga,...

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sagaal dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In