Monday, May 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

GAARISA: Ciidanka ammaanka oo hub gacanta ku dhigay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
GAARISA: Ciidanka ammaanka oo hub gacanta ku dhigay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka booliska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay hub la tuhunsan yahay in ay lahaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaddib howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaarisa, sida ay sheegtay warbaahinta Kenya.

Saraakiil katirsan Wasaaradda Amniga Kenya ayaa xaqiijiyay in hubka la qabtay ay ku jiraan qoryo AK47- ah , -qasnado badan oo rasaas ah, baasuukayaal iyo Bambo gacameedyo.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo Muqdisho ka daah-furay tababarka macallimiinta Booliiska Soomaaliyeed

Wasiirka Amniga Gudaha oo Muqdisho ka daah-furay tababarka macallimiinta Booliiska Soomaaliyeed

May 18, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa dalka Malawi oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa dalka Malawi oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

May 18, 2026

Guddoomiyaha magaalada Gaarissa Nadiif Jaamac ayaa shegay inay ku raadjoogaan shaqsiyaadkii hubkaasi lahaa oo oo la aaminsan yahay inay ku dhuumaaleysanyaan gudaha Magaaladaasi.

Tallaabadan ayaa imaaneysa maalmo kaddib markii ciidamada Amaaanku ay gacanta ku dhigeen lix qof oo Tanzaaniyaan ah kuwaas oo ku biiri rabay Al-Shabaab.

Ammaanka magaalada Gaarisa iyo degaannada kale ee gobolka Wuqooyi Bari ayaa sare loo qaaday iyadoo laga hortagayo weerarro argagixiso oo ay kooxda Al-Shabaab ka fuliso halkaaso.

Previous Post

Arday ka soo baxday dugsiyada sare oo loo qabtay siminaar ku saabsan doorashada kuliyadaha jaamacadaha dalka” SAWIRRO”

Next Post

Jaamacadda SIMAD oo maanta kun arday oo cusub soo dhaweysay “SAWIRRO”

Next Post
Jaamacadda SIMAD oo maanta kun arday oo cusub soo dhaweysay “SAWIRRO”

Jaamacadda SIMAD oo maanta kun arday oo cusub soo dhaweysay "SAWIRRO"

Wasiirka Amniga Gudaha oo Muqdisho ka daah-furay tababarka macallimiinta Booliiska Soomaaliyeed

Wasiirka Amniga Gudaha oo Muqdisho ka daah-furay tababarka macallimiinta Booliiska Soomaaliyeed

May 18, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa dalka Malawi oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa dalka Malawi oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

May 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa khadka taleefoonka kula...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka

May 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Ali Haji Adam Abubakar, ayaa maanta ka qeyb...

Golaha Wasiirrada XFS oo meelmariyay sharciyo muhiim ah

Akhriso bayaanka Shirka Golaha Wasiirada

May 17, 2026
0

Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In