Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyeyaasha dhalinyarada gobollada qaar oo kulan ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyeyaasha dhalinyarada gobollada qaar oo kulan ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ahaa kulan talo wadaag ah oo ay ka qeybgaleen Guddoomiyeyaasha dhallinyarada gobollada Hiiraan, Jubbooyika, Gobolka banaadir iyo qaar ka mid ah gudoomiyeyaasha dhallinyarada degmooyinka gobolka banaadir ayaa looga hadlay xaaladaha ay dhallinarada ay ku suganyihiin.

Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha dhallinyarada Gobolka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaraan ayaa sheegay in ujeedka kulanka uu yahay mid lagu mideynayo dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana uu intaa ku daray in kulankii maanta uu guul ku soo dhamaaday.

Related posts

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

June 28, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

June 28, 2026

Qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha dhallinyarada oo kulanka  ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in kulankan uu ahmiyad gaar u leeyahay dhallinyarada Soomaaliyeed,  loona baahanyahay in la joogteeyo kulamada nuucaani oo kale ah ee loo qabanayo dhallinyarada.

Guddoomiyaha dhallinyarada Gobolka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaraan oo soo xiray kulanka ayaa sheegay in kulamada nuucaani oo kale ah ay joogteen doonaan, isla markaana kulankii maanta ay wax badan isla meel dhigeen.

“Maanta waxaa xafiiska dhalinyarada Gobolka Banaadir ku qaabilay dhallinyaro ka socotay Gobolada dalka, waxa uuna ku saabsan mid aan uga wada tashaneyney aayaha dalka, waxaana isku raacday in aan booqano qaar ka mid ah gobollada dalka oo aan noqono dad isku xiran” ayuu yiri Guddoomiye Makaraan.

01 02 03 03_1 04 IMG_0092 IMG_0093 IMG_4943 IMG_4952

 

 

Previous Post

Midowga Afrika oo cambaareeyay weerar lagu qaaday xarun AMISOM ay ku lahaayeen Janaale

Next Post

Arday loo soo xiray siminaar ku saabsan xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”

Next Post
Arday loo soo xiray siminaar ku saabsan xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”

Arday loo soo xiray siminaar ku saabsan xirfado ay ku shaqeystaan "SAWIRRO"

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay Xoghayaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo,...

Taliye Mahad Salaad oo Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero ciidan oo ay leedahay Hay’adda NISA

Taliye Mahad Salaad oo Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero ciidan oo ay leedahay Hay’adda NISA

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa magaalada Cabudwaaq ka dhagax-dhigay xero...

Maxay Soomaaliya ka baran kartaa waayo-aragnimada Shiinaha?

Maxay Soomaaliya ka baran kartaa waayo-aragnimada Shiinaha?

June 28, 2026
0

Guusha dowlad kasta waxaa ugu dambeyn lagu cabbiraa saameynta ay ku yeelato nolosha shacabka. Waxbarasho tayo leh, adeeg caafimaad, shaqo-abuur,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In