Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Ahlusunna oo xayiraaddii ka qaaday warbaahinta ka howlgasha Dhuusamareeb iyo Guriceel

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Ahlusunna oo xayiraaddii ka qaaday warbaahinta ka howlgasha Dhuusamareeb iyo Guriceel
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Ahlusunaa ayaa lagu soo waramayaa in uu xayiraaddii ka qaaday warbaahinta ka howlgasha magaalooyinka Dhuusamareeb ee Guriceel oo ka wadatirsan gobolka Galgaduud.

Agaasimaha Radio Galgaduud C/fitaax Xasan ayaa Radio Muqdisho u sheegay in qaadista xayriaadani ay ka dambeeysay kadib wadahadal dhex maray mas’uuliyiinta warbaahinta iyo maamulka Ahlusunna ee ka arrimiya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

C/fitaax oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi ku daray in la isku afgartay qodobo ay labada dhinac ay ku kala boodsanaayeen, isagoo tilmaamay in ugu dambeeyntii maalintii shalay la isla gartay in xayiraadda laga qaado warbaahinta ka howlgasha labadaasi magaalo.

Idaacadda Radio Galgaduud oo xirneyd in muddo ah ayaa hawada dib ugu soo laabatay, sidoo kale wariyayaasha ku sugan magaalooyinkaasi ayaa dib u bilaabay shaqooyinkoodii warbaahineed oo ay u hayeen hey’adaha ay wakiillada u yihiin.

Previous Post

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo gacanta ku soo dhigay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

Next Post

Madaxweynaha oo Talyaaniga kula kulmaya hoggaamiyeyaal iyo shirkadaha maalgashiga

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Milano ee dalka Talyaaniga “Sawirro”

Madaxweynaha oo Talyaaniga kula kulmaya hoggaamiyeyaal iyo shirkadaha maalgashiga

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In