Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo Talyaaniga kula kulmaya hoggaamiyeyaal iyo shirkadaha maalgashiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Milano ee dalka Talyaaniga “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Milan, 3 September 2015: Madaxxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Milan ee dalka Talyaaniga, halkaas oo uu kaga qeybgalayo Carwo Caalami ah oo dhinaca ganacsiga iyo maalgashiga la xiriira.

Madaxweynaha oo wafdigiisa ay ka mid yihiin wasiirro, ganacsato iyo mas’uuliyiin kale ayaa dowladaha iyo ganacsatada ka qeybgalaya carwadan kala hadli doona sidii ay Soomaaliya maalgashi ugu sameyn lahaayeen, gaar haan dhinaca tamarta korontada oo udub dhexaad u ah dib u soo kabashada dhaqaalaha iyo wax soo saarka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026
Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

March 7, 2026

Carwada Caalamiga ah ee Milan 2015 ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigaya barnaamij u gaar ah Soomaaliya, kadibna waxaa xigi doona shir gaar ah oo looga hadlayo maalgashiga Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beri magaalada Roma kula kulmi doona Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella iyo xubni kale oo ka tirsan dowladda Talyaaniga.

Madaxweynaha ayaa intaanu soo gaarin dalka Talyaaniga ku hakadey magaalada Djibouti, halkaas oo uu wadahadal gaar ah kula yeeshay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geellle, oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal.

-DHAMMAAD-

Previous Post

Maamulka Ahlusunna oo xayiraaddii ka qaaday warbaahinta ka howlgasha Dhuusamareeb iyo Guriceel

Next Post

Wasiir Diini: “Waxaa naga go’an in aan dhisno Ciidan Qaran oo leh Tayo iyo tababar ku filan”+Sawirro

Next Post
Wasiir Diini: “Waxaa naga go’an in aan dhisno Ciidan Qaran oo leh Tayo iyo tababar ku filan”+Sawirro

Wasiir Diini: “Waxaa naga go’an in aan dhisno Ciidan Qaran oo leh Tayo iyo tababar ku filan”+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta booqasho shaqo ku...

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya Sareeye Guuto C/risaaq Maxamuud Xaaji (Qaloombi), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT),...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray dalka Tanzania

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray dalka Tanzania

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Arusha ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In