Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Imtixaanka Kamid noqashada jaamacadda Atlas oo maanta u fariisatay Arday tiradooda gaareyso laba boqol iyo Todobaatan Arday”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Imtixaanka Kamid noqashada jaamacadda Atlas oo maanta u fariisatay Arday tiradooda gaareyso laba boqol iyo Todobaatan Arday”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardaydaan imtixaanka jaamacadda Atlas gashey  ayaa waxaa ay ka mid ahaayeen ardaydii soo dhameysatay sannad dugsiyeedka 2014-2016 ee Dugsiyada sare ee Magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah ardayda maanta imtixaanka qabuulka jaamacadda Atlas u fariistay ayaa dareenkooda ka hadlay iyagoo sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin in ay heerkaan maanta joogaan.

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

ku-simaha Agaasimaha jaamacadda Atlas Cabdicasiis Sheekh Cabdi isagoo sheegay in tiradii ugu badnayd ee jaamacaddu qabato  ardaydan ay ahaayeen kuwaas oo gaarayay illaa iyo “270”

Ugu dambeentii maamulka jaamacadda Atlas ayaa waxaa uu sheegey in ay jiri doonaan arday kale oo imtixaanka qabuulka wajigiisa labaad Jaamacadda gali doono.

Imtaxaanka ayaa waxaa uu u jeedkiisu ahaa mid lagu kala ogaanayo in ardaydaay ka mid noqan karaan wax barasha heerka jaamacadeed maadaama ay ka soo Gudbeen Waxbarasha Dugsiga Sare.

vlcsnap-2015-09-04-11h29m11s81 vlcsnap-2015-09-04-11h29m21s186 vlcsnap-2015-09-04-11h35m56s32 vlcsnap-2015-09-04-11h36m04s112 vlcsnap-2015-09-04-11h36m12s197 vlcsnap-2015-09-04-11h36m20s16 vlcsnap-2015-09-04-11h36m30s118 vlcsnap-2015-09-04-11h36m37s186 vlcsnap-2015-09-04-11h36m42s242

.

Previous Post

Xildhibanno ka tirsan Baarlamaanka oo Hiiraan gaaray

Next Post

Wasiirka Shaqada oo ka qayb galay Barnaamijka kulanka Todobadka”SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Shaqada  oo ka qayb galay Barnaamijka kulanka Todobadka”SAWIRRO”

Wasiirka Shaqada oo ka qayb galay Barnaamijka kulanka Todobadka"SAWIRRO"

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In