Wednesday, May 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Ganacsarada Soomaaliyeed Ee Turkey Oo Qada sharaf u Safiirka Soomaaliya Ee Dalka Turkey+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Ganacsarada Soomaaliyeed Ee Turkey Oo Qada sharaf u Safiirka Soomaaliya Ee Dalka Turkey+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaaha Gananacsata Dawaddanka Turkey Md Abdraxmaan Maxamed Maxamuud (Cagaweyne) ayaa qado shara fusameeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Waddanka Turkey Danjire  Abdulaahi  Maxamed  Ali  (Sanbalooshe).

Kulanka Qadada ah ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Istanbul, ayadoo ay ka sooqeyb galeen Gudoomiyaha jaaliyadda Waddanka Turkey Md Xoosha Abdi Adan (Dalaal) iyo Masuuliyiin kale oo ka socday Bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan waddanka Turkey.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026

Danjire Sanbuloolshe ayaa waxa uu qadada ku weheley Xogha koowaad ee Safaarada Soomaaliya Abduqadir Maxamed Nur(Jaamac).

Safiirka iyo Ganacsatada ayaa waxaa ay  kawada hadleen sidii howlaha adeegayada Bulshada iyo Ganacsiga loo dardar gelinlahaa, aydoo Safiirka uu balanqaadey in uu la shaqeyndoono Ganacsatada iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddanka Turkey.

Mr Sanbaloolshe ayaa ka mahad celiyey qadada ay u  sameeyeen Ganacsatada iyo Jaaliyadda  Soomaalida ah ee ku dhaqan  Magaalada Istanbul, asgoo ku dhiirrigeliyey in ay gacamaha is qabsadaan dhamaantooda.

“Wax alaala wixii aad u baahantihiin waan qabanayaa,halkan waxaan u joogaa in aan adinka idin adeego” ayuu hadalkiisa siiraaciyey Safiirka.

Mr Abdraxmaan Maxamed Maxamuud (Cagaweyne) oo ah Godoomiyaha Ganacsatada Waddanka Turkey ayaa ugu horreyn warbixin kasiiyay Safiirka howlaha Ganacsatada ay k aqabtaan waddnaka Turkey, iyo caqabadaha ka horyimaada Ganacsatada Soomaaliyeed.

Godoomiyaha ayaa waxaa uu sheegey in fursad Weyn ay kajirto Wadanka Turkey oo ay Soomaalida wax weyn tari kara,haddii sida ay tahay looga faa’ideysto.

“Wadan keenna wax badan ayuu u soo dhoofin karaa WaddankaTurkey,sidoo kale anaguna wax badan ayaan ka dhoofsankarnaa Wadankan Warshadaha qaniga ku ah” ayuu hadalkiisa Sii raaciyay Cagaweyne.

Sidoo kale Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Waddanka Turkey Md Xoosh ayaa asna warbixin dheer kasiiyey Safiirka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool waddanka Turkey.

Guddoomiyaha Jaaliyadda ayaa u mahadceliyay Safiika iyo Mas’uuliyiinta kale Ee ka socoday safaaradda sida ay ugu Heellanyihiin u adeegidda shacabka ay mas’uulka ka yihiin, isagoo sheegay in kulamadooda ay sii joogteyn doonan hadey tahay Safaaradda,Ganacsarada iyo Jaaliyadda Intuba.

Axmed C.laahi Hiloowle oo isna ah guddoomiye ku xigeenka Jaaliyadda oo hadal kooban ka jeediyay Munaasabadda ayaa sheegay in waa cusub u baryay Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkey.

Mudane Hilowle ayaa ballan qaaday in la shaqeynayaa Safiirka Cusub ee soomaaliya ayna soo dhaweynayaa k, ka jaaliyada ahaanna ay hiil iyo hooba la garab istaagayihiin.

2015-09-06 14.08.43 2015-09-06 14.37.12 2015-09-06 16.13.41 2015-09-06 16.29.02 2015-09-06 16.29.36 Ali San

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Marwo Caasho Geele Oo Xalay  casho sharaf   magaalada Gaalkacyo ugu sameysay Madaxweynaha Maamulka  Puntland iyo Mas’uuliyiin Kale “Sawirro”

Next Post
Marwo Caasho Geele Oo Xalay  casho sharaf   magaalada Gaalkacyo ugu sameysay Madaxweynaha Maamulka  Puntland iyo Mas’uuliyiin Kale “Sawirro”

Marwo Caasho Geele Oo Xalay  casho sharaf   magaalada Gaalkacyo ugu sameysay Madaxweynaha Maamulka  Puntland iyo Mas’uuliyiin Kale "Sawirro"

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

May 19, 2026
0

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan amniga looga hadlayey

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan amniga looga hadlayey

May 19, 2026
0

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In