Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Oo Lagu Wado In Maanta Uu Xariga Ka Jaro Mashaariicyo Laga Hirgaliyay Deegaanada Qalimow iyo Xawaadlay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Oo Lagu Wado In Maanta Uu Xariga Ka Jaro Mashaariicyo Laga Hirgaliyay Deegaanada Qalimow iyo Xawaadlay

?????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Waxaa lagu wadaa in maanta uu xariga ka jaro mashaariicyo horumarineed oo laga hirgalinayo deegaanada Qalimow iyo xawaadlay oo hoos yimaada Degmada Balcad ee gobolka uu maro wabiga Shabeele ee Shabeelaha Dhexe.

Mashaariicyadani oo ah kuwa muhiimad gaar ah u leh bulshada ku dhaqan deegaanadaasi ayaa waxaa fulinaya Dowladda Qadar oo caawimaad badan ka geysata gobolkaasi, waxaana mashaariicdani ay wax badan ka tari doontaa baahiya badan oo ay qabaan dadka ku dhaqan Qalimow iyo Xawaadlay.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa marka uu xariga ka jaro mashaariicdaasi la hadli doona Warbaahinta isagoo faah faahin ka bixin doonaa muhiimada mashaariicdani iyo sida ay ku doonayaan in ay horumariyaan guud ahaan deegaannada iyo degmooyinka gobolka.

Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku howlan gaarsiinta adeegyada ay u baahan yihiin bulshada ku dhaqan deegaannada iyo degmooyinka uu ka koobanyahay gobolkaasi, taasi oo ay mahdiyeen dadka ku dhaqan gobolka waxaana arrintani ay qeyb ka tahay dar dar galinta waxqabadka Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Aqoonyahanno Soomaaliyeed Oo Mareykanka Ka Wada Wacyigilin Lagu Xoojinaya Dowladnimada

Next Post
Aqoonyahanno Soomaaliyeed Oo Mareykanka Ka Wada Wacyigilin Lagu Xoojinaya Dowladnimada

Aqoonyahanno Soomaaliyeed Oo Mareykanka Ka Wada Wacyigilin Lagu Xoojinaya Dowladnimada

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In