Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beelo heshiis nabadeed ku kala saxiixday Gaalkacyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan lagu soo bandhigayay hashiis ay kala sixiixdeen dad khilaaf gacan ka hadal ah sababay uu ku dhexmaray magaalada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay magaaladaasi ayadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin waxgarad iyo qeybaha buslhada.

Madasha  heshiiskaan looga gaaray khilaafaadka mudada badan soo jiitamayay ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Axmed Suge Ciilmooga oo ka mid ahaa waxgaradkii  ka qeyb galay ayaa sharaxay waxyaabaha qilaafaadkasi sababay iyo heshiiska la gaaray .

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

“Waxaan halkaan ka cadeeynaynaa in qagiilo sodon sano kala maqnaa aas heshiiyay kuna midoobay boqol iyo bar iyo baahiyo buush ay hal mid ka ahaadaan colaadihii iyo khilaafkii ka dhax jirayna  la dhameeyay ayaan halkaan ka cadeeynaynaa maanta waxaan kaloo ogeeysiineeynaa walaalaha naga maqan in ayagu ay qaataan heshiiska sida anaga aan sameeynayna ay sameeyaan meel kasta oo ay joogaan bulshada sideey wax u fahmeena ay u fahmaan.

Sidoo kale qaar ka mida waxgaradkii kulanka ka hadlay ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeyo taabba galinta heshiiska la gaaray iyo in guud ahaana beelaha ku nool gobalka ay kula noolaadaan nabad iyo walaaltimo

“Maadaama sodan sano la kala maqnaa dhibaato colaad iyo khilaaf awgood hadda la midoobay dhihid iyo dhimashaba waxaa kaloo na laga raabaa beelo ayaan la daganahay sida beelaha Galmudug iyo kuwa puntland in aan wax la qeybsano oon la wadaagno taana hala ogaado waa mid aan is farnay go’aanada shirka ayeey ku jirtaa

“Waxaan leenahay anaga ahaan qodabada Hashiisaankaan waan taageernay iyagiina way nala taageereen hadana umaddaan ayaan leenahay dhamaanteen waa in aan wada taageernaa

Kulankaan ayaa sidoo kale waxaa hadallo ka jeediyay xubnihii matalayay ururada dhalinyarada iyo haweenka dhinacyada la heshiyay waxaana dhamaantood ay si weyn usoo dhaweeyeen heshiiska laga gaaray khilaafadka soo jireenka ahaa mudada ka badan 30ka sano.

Heshiiskan ayaa wax badan ku soo kordhin kara nolosha iyo isdhexgalka bulshada labada dhinaca ayadoo uu meesha ka baxayo kalashaki iyo tuhuno amaan dari sababi kara.

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed “Sawirro”

Next Post
Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed “Sawirro”

Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed "Sawirro"

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In