Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Jaamacadda Capital oo barnaamij soo dhaweyn ah u sameeyay arday ku guuleysatay imtixaanka Qabuulka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka Jaamacadda Capital oo barnaamij soo dhaweyn ah u sameeyay arday ku guuleysatay imtixaanka Qabuulka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Jaamacadda Capital ayaa soo gebagebeeyay munaasabad lagu soo dhaweynayay in ka badan boqol arday oo ku guuleysatay imtixaanka qabuulka ee jamacaddaasi.

Barnaamijkan oo isugu jiray, soo dhaweyn, isbarasho iyo muxaadarooyin ay bixinayeen macalimiinta Jaamacadda Capital, ayaa socday muddo labo maalmood ah.

Related posts

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026

Sidoo kale barnaamijka ayaa lagu soo bandhigay riwaayad ka hadlaysa qiimaha waxbarashada iyo dadaalka looga baahanyahay ardayda, iyadoo qaar ka mid ah ardayda jaamacadda ay halkaasi ka jeediyeen suugaan kaladuwan oo muujineysa qiimaha waxbarashada.

Prof.  Calas Xasan Maxamed oo ah isku duwaha waxbarashada ee jaamacadda Capital ayaa ardayda cusub kula dar daarmay iney muujiyaan dadaal dheeraad ah si ay uga mira dhaliyaan tacliinta ay bixineyso jaamacadda.

Wuxuu sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay adeegyada waxbarasho iyo qaanuunka jaamacadda, iyo sidii ay ardaydu ula tacaamuli lahaayeen marxaladda cusub ee heerka jaamacadeed ah.

Madaxa ugu sarreeya jaamacadda Capital Prof. C/qaadir Wehliye Afrax oo kulankaasi soo xiray ayaa ardayda ku soo dhaweeyay jaamacadda, isagoo kula dardaarmay iney la yimaadaan dadaal dheeraad ah.

Prof. Wehliye ayaa tilmaamay in ardaydani ay yihiin dufcaddii sadexaad ee jaamacaddu qaadato, wuxuuna hoosta ka xariiqay in jaamacaddu ay furantahay sanadkii Sadexaad, isagoo xusay iney jaamacaddu kaalinta sadexaad ka gashay qiimeyn ay wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ay ku sameeysay jaamacadaha ka furan Muqdisho.

DSC04161 DSC04162 DSC04163 DSC04164 DSC04165 DSC04166 DSC04167 DSC04168 DSC04169 DSC04170 DSC04171 DSC04172 DSC04173 DSC04174 DSC04175 DSC04176 DSC04177 DSC04178 DSC04179 DSC04180 DSC04181 DSC04182 DSC04183 DSC04184 DSC04185 DSC04186 DSC04187 DSC04188 DSC04190 DSC04191 DSC04194 DSC04195

Previous Post

Qaban qaabada xafladda caleema saarka madaxweynaha Jubbaland oo ka socota Kismaayo “Dhageyso”

Next Post

Sheekh Nuur Baaruud oo deeq lacageed gaarsiiyay gabar yar oo ku xanuunsan Muqdisho

Next Post
Sheekh Nuur Baaruud oo deeq lacageed gaarsiiyay gabar yar oo ku xanuunsan Muqdisho

Sheekh Nuur Baaruud oo deeq lacageed gaarsiiyay gabar yar oo ku xanuunsan Muqdisho

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi heer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In