Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo taageertay in wada-hadal lagu dhameeyo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo taageertay in wada-hadal lagu dhameeyo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga-Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Mr. Kay ayaa soo dhoweeyay sida  waxtarka leh  ee ay dhammaan dhinacyadda  oo dhan ay ugu howlan yihiin sidii  ay wadahadal ugu dhamayn lahaayeen khilaafka ka dhashay mooshinka xil ka qaadista iyo  sida ay uga go’antahay arrimaha nabadda iyo xasillooniduba.

“Waxaan soo dhowaynayaa dadaalka ay wadaan Afhayeenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed iyo Guddiga taageersan Mooshinka  xil ka qaadista  si ay si waxtar leh isagala shaqeeyaan uguna xaliyaan wada hadal iyo wadatashi arrimihii lagu tilmaamay Mooshinka Xilka qaadista”, ayuu yiri Ergayga Gaarka ah Mr. Kay.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

“Waxaan ugu baaqayaa  dhamman dinacyada ay arrintu khusayso in ay si dhakhso leh horay ugu howl galaan  si ay xal ugu helaan khilaafka hadda Jira, xalkaas  oo u ogolaanayo horumarka Geedi socodka Siyaasadda Soomaaliya  in uu u socdo si aan hakad dambe lahen, sidoo kalena ay isugu yimaadan dhinacyada sidii ay diirada  isula saari lahaayeen  si dii loo bilaabi lahaa qabsoomiddii Madashii looga Arrinsan lahaa Doorashooyin ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed ayna Garwadeen  ka yihiin sannadda 2016” ayuu yiri Ergaygga Gaarka ah.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka maamta

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay in la furay garoonka diyaaradaha ee Buulo Burte

Next Post
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee gobolkaasi

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay in la furay garoonka diyaaradaha ee Buulo Burte

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In