Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

UNHCR iyo Talyaaniga oo ku heshiiyay caawinta qaxootiga Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
UNHCR iyo Talyaaniga oo ku heshiiyay caawinta qaxootiga Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Talyaaniga iyo hayโ€™adda UNHCR ayaa magaalada Nairob ee xarunta dalka Kenya ku kala saxiixday heshiis lacageed oo ay Talyaaniga ugu talagashay in lagu caawiyo qaxootiga ka so cararaya dalka Yemen eeย  ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.

Munaasabad kooban oo ay heshis ku kala saxiixanayeen dowladda Talyaaniga iyo hayโ€™adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa waxa ka qeyb galay Safiirka Soomaaliya ee Kenya Danjire Jamaal Maxamed Xasan,qunsulka safaarada soomaaliya ee dalka Kenya Cali Maxamed Shiikh (Cali Begadi) safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Fabrizio Marcelli, wakiil ka socday UNHCR, wakiilka gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan xaquuqda caruurta iyo tahriibayaasha Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf iyo masโ€™uuliyiin kale.

Related posts

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

March 7, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026

Heshiiskan ay kala saxiixdeen dowlada Taliyaaniga iyo UNHCR oo ahaa deeq lacageed oo gaareysa 1.4 milyan oo Euro ayaa loogu talo galay in lagu caawiyo dib u dejinna loogu Sameeyo qaxootiga ku sugan Soomaaliya ee ka soo qaxay dalka Yeman.

Markii uu kulanka soo idlaaday kadib ayaa waxaa Warbaahinta Qaranka la hadlay Safiirka Soomaaliya ee Kenya Dajire Jamaal Maxamed Xasan oo tilmaamay in heshiiskan uu qeyb ka yahay wax u qabashada qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo cararaya dalka Yemen.

โ€œHeshiiska ay kala saxiixanayeen dowladda Talyaaniga iyo hayโ€™adda UNCHR, sababta waxa ay ahayd hal milyan oo lacagta Euro ah, oo ay Talyaaniga ugu deeqday UNHCR, lacagta waxaa loogu talagalay in wax loogu qabto dadka ka yimid Yemen ee ka soo cararay dagaalada dalkaasi ka taagnaa, waxaana ay noqoneysa in sahay safar looga dhigo dadka doonaya in la gaarsiiyo gobollada kale ee dalkaโ€ ayuu yiri Danjire Jamaal.

IMG_0010 IMG_0013 IMG_0015 IMG_0019 IMG_0022 IMG_0029 IMG_0032 IMG_0035 IMG_0038 IMG_0039 IMG_0042 IMG_0043 IMG_0046 IMG_0048 IMG_0055 IMG_0057 IMG_0059 IMG_0061

IMG_0090 IMG_0092 IMG_0105 IMG_0106 IMG_0115 IMG_0122 IMG_0123 IMG_0131 IMG_0149 IMG_0151 IMG_0153

Sawir qaade:Cabdiqaadir Cali Xuseen (Koronto)

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka tuulada Golaleey

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa furey Mashruucan oo ay ka faaโ€™iideysan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta booqasho shaqo ku...

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya Sareeye Guuto C/risaaq Maxamuud Xaaji (Qaloombi), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In