Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo La Kulmay Xubno Ka Tirsan Haweenka Ku Dhaqan Gaalkacyo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo La Kulmay Xubno Ka Tirsan Haweenka Ku Dhaqan Gaalkacyo “Sawirro”

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku jooga magaalada Gaalkacyo islamarkaana seddexdii cisho ee lasoo dhaafay ku sugnaa xaafadda Dahraan ayaa maanta la kulmay Haweenka ku dhaqan xaafaddaasi iyo xaafadaha ku dhow dhow.

Kulankan oo ka dhacay hooyga uu Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka degen yahay xaafadda Dahraan ee magaalada Gaalkacyo ayaa xubnaha Haweenka ah ee kasoo qeybgalay waxay uga mahad celiyeen sida uu fursad ugu siiyey guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka in uu fikirkooda dhageysto iyo in uu indhihiisa ku arko xaaladaha hormarka ah ee ka jira deegaannada iyo degmooyinka gobolka Mudug iyo in baahida ka jirta deegaanka uu wax ka qabto, sidoo kalena tixo bunaanburro ah oo isugu jiray duco iyo bogaadin ayey Haweenku goobta kasoo jeediyeen.

Related posts

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

June 23, 2026

Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo khudbad u jeediyey Haweenka kulanka kasoo qeybgalay ayaa ugu horeyn uga mahad celiyey dadka ku dhaqan gobolka Mudug iyo Puntland guud ahaan sida ay u soo dhaweeyeen waxaana uu dhanka kale ka hadlay in uu diyaar u yahay in lagala xisaabtammo waxyaabaha uu ka qabtay ballan qaadyadii uu sameeyey safarkii hore uu u yimid Mudug oo ay ka mid ahaayeen in iskuul,xarunta maamulka degmada,saldhiga booliiska laga dhiso degmada Toowfiiq.

Booqashada uu Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku joogo magaalada Gaalkacyo oo hada qaadatay mudo todobaad ah ayaa intii uu joogay waxa uu kulammo la qaatay Madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka Puntland,odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

 

 

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo suxufiyiin tababar ugu soo xiray Kambala

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo suxufiyiin tababar ugu soo xiray Kambala

Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo suxufiyiin tababar ugu soo xiray Kambala

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

June 23, 2026
0

Jabuuti – 18 Juun 2026: Xoghaynta Urur-Goboleedka IGAD (Intergovernmental Authority on Development) ayaa mar kale adkaysay sida ay uga go’an...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In