Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dalalka Hungary iyo Croatia oo isku maan dhaafsan qul qulka qaxootiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dalalka Hungary iyo Croatia oo isku maan dhaafsan qul qulka qaxootiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiisad siyaasadeed ayaa ka dhex taagan dalalka Hungary iyo Croatia oo jaar ah kadib markii dalka Croatia uu kumanaan Qaxooti ah soo dhoobay xaduudda dalka Hungary oo horey u xirtay xaduuddii ay la wadaagtay dalka Serbia.

Dalka Croatia ayaa todobaadkan ogolaaday in qaxootigooda ay soo maraan dalkooda kadib markii dalka Hungary oo jaar la ah Serbia iyo Croatia uu xirtay islamarkaana derbi adag uu ka dhisay xaduudda uu la wadaago Serbia.

Related posts

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026

go’aanka Croatia ayaa wado kale ku furtay Hungary oo ku eedaysay Croatia inay sabab u tahay xiisada kadib markii ay basas iyo Tareeno kusoo qaaday kumanaan qaxooti ah oo ka yimid Serbia kuwaasi oo soo dhexmaray Croatia, kadibna xaduuda kale kasoo galay dalka Hungary.

Go’aanka dowladda Croatia ayaa waddo kale ku furtay Hungary oo ku eedaysay Croatia inay sabab u tahay qaxootiga dalkeeda ku sii qul qulaya, kadib markii ay basas iyo Tareenno kusoo qaadday kumanaan qaxooti ah oo ka yimid Serbia kuwaasi oo soo dhexmaray Croatia,

Dowlada Croatia ayaa ku tilmaamtay go’aanka Hungary ay xaduudda ku xirtay mid khaldan isla markaana looga baahan yahay dalkaasi inuu u fasaxo qaxootiga inay u gudbaan dalalka kale ee Midowga Yurub.

Sidoo kale dalka Slovenia oo xaduud la leh Croatia ayaa walaac ka muujiyey qaxootiga hadda soo galay dalka Croatia oo qaarkood kasoo tilaabay xadka dalka Solvenia.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka Gobolka Sh/dhexe oo deeq dawo ah ku wareejiyay guddoomiyaha degmada Balcad

Next Post
Maamulka Gobolka Sh/dhexe oo deeq dawo ah ku wareejiyay guddoomiyaha degmada Balcad

Maamulka Gobolka Sh/dhexe oo deeq dawo ah ku wareejiyay guddoomiyaha degmada Balcad

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In