Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waalidiin codsaday in gurmad caafimaad loo fidiyo gabar ay dhaleen oo xanuunsan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ololaha dalkaaga dhiso oo ka socda gobolka shabeellaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waalidiinta dhalay gabar yar oo ka xanuunsan xubinta taranka oo xaaladeeda caafimaad wax looga qaban waayay gudaha dalka ayaa ka codsaday dawladda Federaalka ah iyo qaybaha bulshada in loo fidiyo gurmad caafimaadka oo dibada ah.

Maamulka degmada iyo kan gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa booqday xaafadda ay ku dhalatay gaban yar oo aan lahayn halka ay ka saxarooto, kuwaasi oo warbixin ka dhageystay ehelada gabadha.

Related posts

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026

Waalidiinta gabadha yar dhalay ayaa ka codsaday dowladda iyo hay’adaha caafimaadka qaabilsan in gurmad caafimaad oo deg deg ah la soo gaaraan.

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Jowhar Xasan Barrow Bocor ayaa sheegay in kan maamul ahaan lagu soo wargeliyay arrinta, waxaana uu intaa ku daray in gabadha ay u qorsheeyeen in qoyska ay u amba bixiyaan caasimadda oo ay u raadiyaan dhaqaatiir arrimahan wax ka qaban karta.

Guddoomiye ku-xigeenka dhanka siyaasada iyo amniga Gobolka Shabeelaha Dhexe Axmed Meyre Makaran ayaa sheegay inay la xiriireen hay’ado kala duwan, isla markaana wixii awoodooda ah ay qoyskaasi la garab taaganyihiin, ayna ka codsadanaan hay’adaha kale ee wax ka qaban kara in gurmad loo fidiyo qoyska u dhalatay gabadhan dhiban ee aan lahayn meel ay ka saxarooto.

Previous Post

Kulan looga hadlayay dardargelinta howlaha garsoorka oo lagu qabtay Gaalkacyo

Next Post

Hey’adda Human Rights Watch oo dowladda Macedonia ku eedeeysay jirdil askarteedu u geystaan qaxootiga

Next Post
Hey’adda Human Rights Watch oo dowladda Macedonia ku eedeeysay jirdil askarteedu u geystaan qaxootiga

Hey'adda Human Rights Watch oo dowladda Macedonia ku eedeeysay jirdil askarteedu u geystaan qaxootiga

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In