Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Shibis oo olole nadaafadeed ka wada xaafadaha Shibis

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Olole Nadaafadeed oo ka bilowday qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Shibis ayaa manta olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinaayo bilicda degmada ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee degmadaasi, iyadoo guddomiyaha Shibis uu soo kormeeray goobaha ay ka socotay nadaafadda.

Maamulka degmada oo kaashanaya shacabka ayaa waxyaaha kala duwan waxa ay ka wadeen olole nadaafadeed oo loogu talagalay in sare loogu qaado bilicda, taas oo logu soo dhaweynayo maalmaha ciida.

Related posts

Shirka Wasaaradaha Wax-soo-saarka iyo Dhismaha Guddiyada Farsamo ee Qorsheynta Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Shirka Wasaaradaha Wax-soo-saarka iyo Dhismaha Guddiyada Farsamo ee Qorsheynta Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

July 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya

July 18, 2026

Haween iyo dhallinyaro ayaa la arkayay iyaga oo ku howlan sidii ay qashinka uga nadiifin lahaayeen hareeraha waddooyinka iyo xaafadaha degmadaasi, taasi oo qeyb ka ah tartan ay maamulada degmooyinka ugu jiraan bilic soo celinta caasimadda, maadama maamulka gobolka uu horey u balan qaaday in abaal marin la guddoonsiin doono degmadii ku guuleysata tartanka ku aadan bilicda caasimadda.

Gudoomiyha degmada Shibis Axmed Muumin Maxamed ayaa shacabka degmada Shibis ugu baaqay in ay ka qayb qaatan olalaha nadaafadeed ay ka wadaan xaafadaha kala duwan ee degmada, isagoo ka digay in qashinka lagu daadiyo hareeraha waddooyinka.

Previous Post

Malaayiin Xujeey ah oo maanta taagan Buurta Carafo

Next Post

Gabdho ku mideysa urur samafal oo deeq dhar iyo lacag u qeybiyay haween “SAWIRRO”

Next Post
Gabdho ku mideysa urur samafal oo deeq dhar iyo lacag u qeybiyay haween “SAWIRRO”

Gabdho ku mideysa urur samafal oo deeq dhar iyo lacag u qeybiyay haween “SAWIRRO”

Shirka Wasaaradaha Wax-soo-saarka iyo Dhismaha Guddiyada Farsamo ee Qorsheynta Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Shirka Wasaaradaha Wax-soo-saarka iyo Dhismaha Guddiyada Farsamo ee Qorsheynta Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

July 18, 2026
0

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS, iyadoo kaashaneysa Wasaaradda Qorsheynta ee Dowlad-goboleedka Galmudug, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka...

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya

July 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la-qaatay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya, Colonel Andy...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Gobalka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Gobalka Hiiraan

July 18, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa xalay fuliyay duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay Khawaarijta...

Kulan lagu soo bandhigayay Mashruuca Bulsho ee Degmooyinka Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Baydhabo

Kulan lagu soo bandhigayay Mashruuca Bulsho ee Degmooyinka Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Baydhabo

July 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi, oo socdaal shaqo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In