Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay adkeynta amniga iyo hagaajinta bilicda

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani uu shir gudoominayay Ku-simaha gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka siyaasada ee maamulka gobalka waxaana  kas qeyb galay Saraakisha Ciidamada Qalabka sida ee dowlada Soomaaliya iyo gudoomiyasha degmooyinka gobalka kaaso oo looga hadlaayay sidii loo xoojin lahaay nabad galyada caasimada iyo dardar galinta bilic soo celinta magaalada Muqdisho waxaana kulankaasi lagu qabtay Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar.

Qaar kamid ah Masuuliyintii ka qeyb gashay kulanka aya soo jeydiyay in si wadajir ah la isaga kaashado horumarinta ammaanka iyo nadaafada ee gobalka Banaadir, sida uu war baahinta u sheegay afhayeenka maamulka gobolka Banaadir.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Saraakisha Ciidanka ee kulanka ka hadlay ayaa dhankooda sheegay in ay sii dardar galin doonan nabad galyada iyo sidoo kale in ay la Xisaab tamaan dadka caadeystay in ay qashin iyo Wasaq soo dhigaan hareeraha wadooyinka Caasimada iyadoo Taliyaha Ciidanka,Ilaalada deeganka Xamar Cabdinaasir Maxamud Cali waxa uu tilmaamay in ciidanka ilaalada deeganka Xamar ay il gaar ah ku haayan nadaafada wadooyinka.

“ Waxan la xisaabtami doona bulshada iyo ganacsatada ku xad gudubta ee qashin iyo wasaqda ku soo daadiya wadooyinka magaalada arintaasi ma sii socon doonto ganax adag ayayna la kulmi doona cidii arintaasi lagu arko” ayuu sheegay taliyaha.

Mamulka gobalka Banaadir ayaa Todobadyadii ugu dambeeyay waxa uu waday Qorshayaal lagu xoojinaayo soo celinta bilicda caasimada iyo dardar galinta nabad Galyada magaalada Muqdisho.

Previous Post

Madaxwaynaha Galmudug oo dhagax dhigay wado isku xirta C/waaq iyo Hobyo-Sawirro

Next Post

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo Maanta Nairobi Ku Kala Saxiixday Heshiis is-afgarad ah oo Lagu Horumarinayo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed”Sawirro”

Next Post
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo Maanta Nairobi Ku Kala Saxiixday Heshiis is-afgarad ah oo Lagu Horumarinayo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed”Sawirro”

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo Maanta Nairobi Ku Kala Saxiixday Heshiis is-afgarad ah oo Lagu Horumarinayo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed"Sawirro"

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In